Sunday, May 26, 2019
Home Tags Golaha Barlamaanka JSL

Tag: Golaha Barlamaanka JSL

Somaliland: Yaab Bal Daawo Xildhibaan Bukhaari Oo Jadh Cusub La Yimiday

Xildhibaan Saleeban Cawad Cali Bukhaari ayaa waxaa uu u sheegay in uu u sharaxan yahay mid ka mid ah kuraasta shirgudoonka golaha wakiilada Somaliland...

Somaliland: Culimada Somaliland Oo Madaxtooyada Iyo Shir-guddoonka Wakiillada Kala Hadlay Xeerka Baannanka Ribada Ah

Xubno kala duwan oo isugu jira culimada waaweyn ee dalka, madax-dhaqameedka, ganacsatada, aqoonyahanka, mudanyaal ka tirsan baarlamaanka (Guurtida iyo Wakiillada), ayaa kulamo la yeeshay...

Somaliland: Dawlahada Somaliland ka Taageera Doorashooyinka oo Walaac ka Muujiyay Go’aan Madaxwayne Siilaanyo ka qaatay Doorashooyinka

Dawladda Ingiriiska ayaa sheegtay in beesha caalamku walaac ka qabo go’aankii madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo uu ku kala qaaday in mar la wada...

Somaliland: Xildhibaanno Ka Tirsan Gollaha Wakiillada Oo Ka Digay In Naxli Lagu Ladho Qaddiyada Waqooyiga Hargeysa.

Qaar ka mid ah mudaneyaasha golaha Wakiiladda Somaliland ee ka soo jeedda woqooyiga gobolka Maroodijeex ayaa si adag uga jawaabay hadallo maalmahan ka soo...

Somaliland: Oo Isha Ku Haya Talaabada Xigi Doonta Ansixintii Golaha Wakiilada Ee Maalgashiga DP World.

Dadweynaha rer Somaliland, ayaa siweyn isha ugu haya waxa xigi doona Ansixinta Golaha Wakiiladu codka aqlabiyada ah ugu ansixiyeen Maalgashiga Sherkada rer Imaraad ee...

War Deg Deg Ah : Fadhi Maanta Golaha Wakiilada Oo Heshiiski La Ansixiyay Iyo Mucaaridki Oo Macaan Qaaday

War Deg Deg Ah Oo hada soo gaadhay Xafiiska Wararka Ee Shabakada WarganeNews Golaha Wakiilada Oo Imika Si cod ah ku AnSixiyay Heshiiska Dekedda...

Somaliland: Madaxweynaha Somaliland Oo La Sheegay Inuu Go’aamiyay Kala Qaadista Labadii Doorasho & Muddo Kordhin Laba Sanno Ah Oo Loo Sameeyo Golaha Wakiilada.

Warar hoose oo ay heshay Shabakada wararka ee Warganenews ayaa sheegaya in Madaxweynaha Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) go’aamiyay in la kala qaado labadii...

Somaliland: Hoggaanka Dhaqanka Gobolka AWDAL Oo Wacad Ku Maray In Aanay Baarlamaanka Fadhiisanayn Xitaa Haddii Loo Kordhiyo Kuraasta Golaha Wakiillada Somaliland

“Somaliland waxay Dal ku tahay Midnimada iyo Caddaaladda, hadday Suurto-geli waydo in Caddaalad laga shaqeeyo wax lagu kala cawdaa yaanay jirin.” Suldaan Dhawal Suldaan Cabdiraxmaan...

Somaliland: XiIdhibaan Waddani Ah Oo Sheegay Inay Golaha Hor Keeni Doonaan Mooshin Ka Dhan Ah Qunsuliyadda Turkiga Ee Somaliland

Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac  (Cabdiraxmaan Xoog),  oo ka mid ah Mudaneyaasha golaha  Wakiillada, ayaa Xukuumadda talada haysa ee Madaxweyne Axmed-Siilaanyo u soo jeediyay inay...

Somaliland: Fadhigii Golaha Wakiilada Ee Maanta Oo Laga Hor Akhriyay Xeerka Hanti Dhawrka Qaranka.

Fadhigii saaka ee golaha wakiilada JSL oo uu gudoominayay gudoomiyaha golaha wakiilada mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa waxa ugu horayn quraanka akhriyey Xildhibaan...

Latest Posts

MOST POPULAR