Thursday, December 3, 2020
Home Tags Gobolka Hawd

Tag: Gobolka Hawd

Somaliland: Guddoomiyaha KULMYE oo Magacaabay Guddiga Fulinta Xisbiga ee Gobolka Hawd

WAR-SAXAAFADEED Ref. No: XK/XGX/0042254/2017 April 18th, 2017 Ku: Xasan Digaale Xuseen =Balligubadle = Ku: Muxumed Aw Daahir Ismaaciil =Balligubadle = Ku: Cabdillaahi Maxamed Cali =Balligubadle = Ku: Cabdiqani Faysal...

Somaliland: Maayirka Degmada Balli-Gubadle Oo Ka Hadley Xadhig Ay Kula Kaceen Ciidanka Liyuu Booliska Killika Shanaad Kuna Tilmaamay In Uu Shirqool Ahaa

Maayirka Degmada Balli-gubadle Cabdi Iimaan Jaamac Cawad ayaa ka warbixiyey xadhig ay kula keceen ciidanka Liyuu Booliska Dawlad deegaanka Somalida Itoobiya ee Degen Magaaladda...

Somaliland: Afar Qof Oo Xanuunka Shuban-biyoodka Ugu Geeriyooday Deegaannada Gobolka HAWD, Tirada Qoysaska Abaartu Saamaysay & Wararkii U Dambeeyay

“Abaarta haysa Gobollada bariga mid la mid ah ayuun baa haysa Gobolka Hawd…” Badhasaabka Gobolka Hawd Xanuunka Shuban-biyoodka, ayaa Faro-baas ku haya Dadka ku dhaqan...

Somaliland: Nuxurka Hadalkii Uu Musharax Muuse Biixi Cabdi U Jeediyay Dadweynaha Gobolka Hawd

“ Waxaynu Dalkeenna U Xoraynaynay,Inaynu Nolasheenna Wanaajinno,Dadkeenna Midayno,Dalka Horumarinno,Nolashana Halganku Ma Dhamaaddo,Imikana Waxaynu Wadnaa Halgankii Horumarinta”. Nuxurka Hadalkii Uu Musharax Muuse Biixi Cabdi U...

Somaliland: “Balli-Gudbadle, Waxa Ugu Horreyn Degmo U Magacaabay Madaxweynihii Ugu Horreeyey Ee Somaliland Md.Cabdiraxmaan Tuur(AHUN) Iyo Xasan Ciise Oo Ahaa Madaxweyne Ku Xigeenkiisii”Md.Cirro

Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi “Cirro” oo maanta meel fagaare ah kala hadlay dad weynaha...

Somaliland: Shacabka Gobalka Hawd Oo Dareen Isbedel Doon Ku Qaabilay Weftigii SAMA-WADE+Taageerayaasha WADDANI Ee Balli-gudbadle Oo Qoraxdii Dhacaysay Dallaayado Ku Hadheeyey Mas’uuliyiintii Xisbigaas

Weftigii SAMA-WADE ee uu hoggaaminaayey guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga WADDANI Md.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), oo muddooyinkii dambe socdaal lagu wacyi-gelinaayo ka qeyb-qaadashada...

Somaliland: Ethiopia Oo Xuduudkeeda Xidhatay, Xilli Ay Diiwaangelintu Maanta Ka Bilaabmayso Gobalada Saaxil, Hawd Iyo Gabiley.

Diiwaangelinta cod bixiyayaasha Gobalka Saaxil, Baligubadle iyo Gabiley, ayaa la filayaa inay maanta si rasmi ah u bilaabanto, waxaana la diyaariyay shaqaalihii diiwaangelinta ee...

MOST POPULAR