Monday, March 25, 2019
Home Tags Gobolka Gabiley

Tag: Gobolka Gabiley

Maamulka Gabilay Oo Ku Fashilmay Qaybinta Raashin Mucaawimo Ah Iyo Xisbiga WADDANI Oo Ka Faa’idaystay

Maamulka Gobolka Gabilay ayaa ku fashilmay Qaybinta raashin mucaawimo ahaa, taas badalkeedina waxa ka faa’idaystay Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI oo munaasibad ballaadhan ku...

Somaliland: Magacyada Iyo Tirada Caruur Ay Bambo Gacmeed Kula Qaraxday Banka Degmada Wajaale+Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac

Wararka naga soo gaadhaya magaalo ganacsiyeedka Wajaale oo ka tirsan gobolka Gabiley soona gaadhaya xafiiska shabakada wararka Wargane ayaa waxay sheegayaan in caruur yar yar...

Somaliland: Laba maayar Oo Loo Magacaabayo Xil Wasiirnimo Balse Waa Ayo Mayardu?

Warar Ay Soo Xiganayso Shabakadda Wargane Ayaa Waxay Tibaxayen In Maayro Loo Magacaabayo Xilal Wasiirnimo Sidaya Qorayso Shabakadda Ilays Warar xog ogaal ah oo shabakada...

Somaliland: Yaab Harimcad Mirqaansan Weeraray Degmada Wajaale Iyo Ciidamada Oo Lu Kala Baxay

Koox yaro harimacad ah oo ay isku weerar dhafsadaan ciidamada gobolka gabiley Gaar ahan Degmada Wajaale Iyada oo ay ciidamadu qacanta ku soo dhigan...

Somaliland: Shirkadda Telesom Oo Xabsigga Dhigatay Masuuliyiin Abaaraysan Oo Ka Tirsan Gobolka Gabiley + Ujeedada

Gudaha Ka Akhri Tirada Odayaasha ay Telesom Xorriyadoodii Ka Qaadday Iyo Halista Caafimaad Ee Taawerrada Maayadaysan Ee TELESOM Oo Weli Xog Bulshada Lagu Marsiinayo Iyadoo...

Somaliland: Daawo: Sir Fakatay Iyo Fadeexad Qaraxday Oo Ku Saabsan Safar Uu Xirsi Maanta Ku Tegey Gabiley Oo Guul Darro Ku Dhammaaday

Sir Fakatay Iyo Fadeexad Qaraxday Oo Ku Saabsan Safar Uu Xirsi Maanta Ku Tegey Gabiley Oo Guul Darro Ku Dhammaaday+Xildhibaan reer Gabiley Ah Oo...

Somaliland: “Waxaan Gabiley U Imid Inaan Taageerayaashaydii Ku Wareejiyo Muuse Biixi Cabdi” Jamaal Cali Xuseen

Wefti uu hoggaaminayo Jamaal Cali Xuseen, ayaa Maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada Gabiley, waxaanu Jamaal uu Dadweynaha soo dhaweeyay u jeediyey Khudbad dhinacyo badan...

Daawo: MUUQAAL: Gool-ku Laadkii Gobolada Awdal iyo Gabilay

halkan ka daawo golashii laka dhaliyey kulankkii Semi finalka ciyaarah gobolada somaliland ee Awdal iyo Gabilay  

Latest Posts

MOST POPULAR