Sunday, March 24, 2019
Home Tags Gobalka Togdheer

Tag: Gobalka Togdheer

Somaliland: Xogo Kasoo Baxaya Shir Qarsoodi Ah Oo Xalay Burco Ku Dhex Maray Badhasaabka Gobolka Togdheer Iyo Odayaal Beeshiisa Ah

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer soona gaadhaya Warganenews ayaa waxay sheegayaan in xalay uu shir qarsoodi ahi uu hudheelka...

Somaliland: Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Khudbad Xasaasiya Ka Jeediyey Munaasibad Lagu Daahfuray Qaadashada Kaadhka Codbixinta Ee Gobolka Togdheer

“Baryahan Waxa Saxaafada Ku Soo Noqnoqonaysay Kaadhadhka Waa La Boobayaa, Doorashada Waa La Boobayaa, Waxaan Rumaysnahay Anigu In Arintaasi Aanay Dhici Karin, Muuse-Na Wuu...

Somaliland: Xisbiga Waddani Oo Hantiyey Shacabka Reer Burco Iyo Loolankii Maxamuud Xaashi Oo U Xirsi Kaga Badiyey

Somaliland: Xisbiga Waddani Oo Hantiyey Shacabka Reer Burco Iyo Loolankii Maxamuud Xaashi Oo U Xirsi Kaga Badiyey Xisbiga Mucaaridka ah ee waddani aya waxa si...

Somaliland: Xisbiga KULMIYE oo Tartankii ugu Horreeyey Kubadda Cagta ee loo Qabto Degmooyinka Hoos Yimaada Gobolka Togdheer uga Furay Degmada Balli-dhiig

Xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ayaa tartankii ugu horreeyey ee loo qabto dhallinyarada ku nool degmooyinka hoos yimaada Gobolka uga furay demgada Balli-dhiig. Tartanka oo loo...

War Deg Deg Ah: Maxa Ku Cusub Gobalka Togdheer Iyo Xaaladiisa Caafimad Oo Jawi Cusub Gashay

War Deg Deg Ah: Maxa Ku Cusub Gobalka Togdheer Iyo Xaaladiisa Caafimad Oo Jawi Cusub Gashay

Somaliland: Xaalada Dhabta Ee Ka Jirta Burco, Heerka Uu Marayo Cudurka Shubanku , Sida Loola Tacaalayo Iyo Cida La Tabaayo Wali.

Afartii cisho ee udanbaysay Magaalada Burco waxay ku jirtay Xaalad Degdega taas uu sababay Cudurka Shubanka ee ka dilaacay magaalada Burco oo sare u...

Somaliland: Shirkadda Dahabshiil Group oo Caawimo Daawooyin ah Gaadhsiisay Cisbitaalka Burco

Shirkadda DAHABSHIIL aya waxay daawoyin ku wareejisay dadka U Soo Ritay xanuunka shuban biyoodka ee gobalka Togdheer Ee Magaalo madaxda Burco waxanay ku wareejisay...

Somaliland: Booliiska Oo Hargeysa Ku Qabtay Nin Ku Eedaysan Inuu Qof Ku Dilay Burco Iyo Digniin Loo Diray Booyadaha Biyaha Ka Dhaamiya Dooxa Caasimadda

Magaca Ninka Ku eedaysan Inuu Burco Nin ku dilay Ee Hargeysa lagu qabtay Shalay Ciidammada Booliiska, ayaa shaaciyey inay Gacanta ku soo dhigeen Gacan ku...

Somaliland: “Iyadoo Wasaarad Ahaan Aanu Sugaynay Diyaarad Dawo Ah, Ayaa Wasiir Cali Mareexaan Diyaarad Dawo Ah Keenay, Markaasaa Waxa Dhacday In….”

Wasiir Xaglo-Toosiye Oo Ka Hadlay Khalad Ka Dhacay Madashii Lagu Goddoomayay Deeqdii Dawooyinka Ahaa Ee Wasiir Cali Mareexaan Diyaarada Ku Geeyay Burco Wasiirka wasaaradda caafimaadka...

Somaliland: Maxa Ku Cusub Xaalada Gobalka Togdheer Waxbarashadii Oo Hakad Gashay Xaaladi Caafimaad Oo Liidatah,,,

Wararka  naga soo gaadhaya magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer soona gaadhaya xafiiska shabakada wararka Wargane ayaa waxay sheegayaan in maamulayaashii goobaha Waxbarasho ee la...

Latest Posts

MOST POPULAR