Friday, December 13, 2019
Home Tags Gobalka Awdal

Tag: Gobalka Awdal

Deg Deg: Madax-Dhaqameedka Gobalka Awdal Oo Farrin Culus U Diray Madaxweyne Muuse Biixi Balse Maxay Daareantahay + Muuqaal

Deg Deg: Madax-Dhaqameedka Gobalka Awdal Oo Farrin Culus U Diray Madaxweyne Muuse Biixi Balse Maxay Daareantahay + Muuqaal

Somaliland: Diyaarado Joog Hoose Ku Duulaya Oo Saacado Badan Dul Heehaabayey Deegaannada Degmada Lughaya Ee Gobolka Awdal

Saddex Diyaaradood oo lagu sheegay kuwa Qumaatiga u kaca, ayaa Habeen hore illaa Shalay Waaberigii dul-heebaabayey deegaannada hoos taga Degmada Lughaya Gobolka AWDAL. Weriye ku...

Somaliland: Kastamka Berbera Oo Qasnaduhu Is-garaaceen Iyo kan Saylac Oo Dhiishaa-dhaansi ku Jira

Dakhliga maalin-laha ah ee kasoo xeroon jiray Kastamka Magaaladda Berbera, ayaa dhulka-galay, isla markaana hoos-u-gaadhay saddex-daloolkiiba hal intii markii hore soo geli jirtay, kaddib...

Somaliland: Maayarka Boorama Oo Sheegay In Badhasaabka Gobolku U Soo Qoray Warqad Uu Kaga Dalbanayo In La Iibiyo Dhul Dan-guud Ah

Khilaaf culus ayaa soo kala dhex galay Guddoomiyaha Gobolka AWDAL Mustafe Cabdi Ciise (Shiine) iyo Maayarka Magaalada Boorama oo ay wehelinayaan Xildhibaannada Golaha Deegaanku. Khilaafkan...

War Deg Deg Ah: Boorama Dad Ka badan 60 oo uu Shuban Biyood Soo Ritay

Waxaa waayadan dambe ka jiray degmada Borama ee Gobolka Awdal xanuunka Shubanka. Bukaano ka badan 60 qof oo uu soo ritay xanuunkaasi ayaa la...

War Deg Deg Ah: Xanuunki Shuban Biyoodka OO Imika Ka Dilaacay Gobal Cusub + Tirada Dhimashada

Wara Lagu Kalsoon Yahay Oo Ay Halaso Bahda shabakadda wargane Gaar Ahan Xafiiskiisa Caasimada Hargeysa waxaa ay sheegayaan in xanuunka shuban biyoodku uu mar labaad...

Somaliland: Daawo Socdaalkii Cali Khaliif Ee Gobalka Awdal + Khubadii Jaamacada Camuud Balse Muxu Ka Soo Jeediyey

Cali Khaliif Galeyd iyo wafti ay ka mid yahiin gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo wasiirka waxbarashada Somaliland ayaa waxaa ay maanta...

Somaliland: Daawo Oo Ka Hadashay Maxbuus Ku Dhintay Jeelka Wayn Ee Magaalada Hargeisa

Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Maxbuus Ku Dhintay Jeelka Wayn Ee Magaalada Hargeisa

MOST POPULAR