Tuesday, June 18, 2019
Home Tags Garabka Toosinta Xisbiga Waddani

Tag: Garabka Toosinta Xisbiga Waddani

War Deg Deg Ah: Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Siilaanyo Oo Ku Biirayaha Xisbiga Waddani

Eng Cali Xoor Xoor maareeyihii hore ee dekada Magaalada Berbera iyo agaasimaha wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sh. Saleebaan Siciid Cali ayaa la filayaa...

Somaliland: “Anigu Berberaan Ku Koray, Berberaan Iskuulka Ka Galay, Nin Weyn Ayaan Ahay Hadda, Waxaynu Ka Caban Jirnay Waxa Ugu Darnaa Xukuumaddii Kacaanka, Waligay Ma Maqal Dekeda Berbera Oo Xidhantay”Musharrax C/Raxmaan Cirro

Murashaxa Madaxweyne ee xisbiga Waddani, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) ayaa sheegay inuu Berbera ku koray oo uu Iskuulka ka galay waligii aanu maqal...

Somaliland: Kulan Lagu Lafo-guray Barnaamij-siyaasadeedka KULMIYE Oo Bahda Aqoonyahanka Jaamacaduhu Isku Arkeen

Kulan lagu lafo-guray barnaamij-siyaasadeedka xisbiga KULMIYE u diyaariyey inuu kua galo doorashada Madaxtooyda, ayaa lagu qabtay xarunta Garabka Dhallinyarada heer qaran ee xisbul-xaakim. Garabka dhallinyarada...

Deg Deg: Hoggamiye Xirsi Oo Imika Safar Deg Deg Ah U Baxay Iyo Halka uu u Socdaaly

Hogaamiyaha xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo labada sarkaal oo ka tirsan xisbiga WADDANI oo kala ah xoghayaha xidhiidhka wadamada Carabta xisbiga WADDANI...

War Deg Deg Ah: Daawo Xuseen A Caydiid Oo Xukuumadda Tuug Ku Sifayey Xaraashay Xoolihi Umada

Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid Oo Ka Hadlay Arrimaha Xukuumadda Somaliland isaga oo ku sifayey qaar Tuug ah oo Cunay Xoolihii Umadda Oo Ay Xaraashan...

Somaliland: “Shaqadaydaa Ah, Anigoo Xagga Dambe Fadhiya Inaan Ka Qayb-qaato Hawlaha Istaraatiijiga Ah, Haddaad Mus-dambeed Ku Sheegto Iyo Haddaad..” Buubaa

Siyaasiga Ismaaciil Hurre Buubaa oo ka mid ah Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa ka hadlay Sababaha uu u maleynayo inay keeneen Sicir-bararka Lacagta...

Somaliland: “Sida Aad La Socotaan, Waxaan Ahay Mas’uul Caan Ku Ahaa Cimrigii, Maamul Wanaag Iyo Nacaybka Xatooyada Xoolaha Ummadda, Nin Balo Ka Dhacday…” Madaxweyne Siilaanyo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, wuxuu maanta oo ay bishu tahay 30 April 2017 kulan muhiimada isugu yeedhay Saddexda hay’addood ee kala...

Somalliland: Murashaxa Xisbiga WADDANI Iyo Waftigii Uu Hoggaaminaayay Oo Ku Sugan Dalka Jarmalka Oo Lagu Qaabilay Maxadka Friedrich-Ebert-Stiftung

Murashaxa jagada Madaxweynaha ee Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro( iyo waftigii uu hoggaaminaayay oo wali ku guda jira safarkii shaqo ee ay ku...

Somaliland: Dadka Somaliland Ee Diiddan Saldhigga Millateri Iyaguna Ma Soomaaliweyn-baa?

“Waddani Bay La Mawqif Yihiin.. Ninka Fikirka Soomaaliya Qabto Qabaa Qaranka Ayuu Duminayaa..” Xukuumadda Somaliland, ayaa ku hafatay inay jawaabo sugan oo lagu wada qanci...

Somaliland: “Beeshaydu Way Gashay KULMIYE, Laakiin Marka Wada-Hadalku Dhammaado ee Aan Aniguna Galo Ayay Ka Daadegi Doontaa…”

Hoggaamiyaha Garabka Toosinta Iyo Caddaaladda ee xisbiga WADDANI Axmed Muumin Seed Guddoomaha garabka toosinta iyo caddaaladda ee xisbbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md. Axmed Muumin...

Latest Posts

MOST POPULAR