Thursday, July 18, 2019
Home Tags Garabka Haweenka Xisbiga KULMIYE

Tag: Garabka Haweenka Xisbiga KULMIYE

Somaliland: Wefti uu Hoggaaminayo Murrashaxa KULMIYE oo Lagu Soo Dhaweeyey Degmada Adhi-cadeeye iyo Deegaanno Hoos Yimaadda

Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweyne ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo dhaweyn ballaadhan oo aan loo...

Somaliland: Xisbiga WADDANI oo Xalay Casho Sharaf u Sameeyey Madaxda iyo Taageerayaasha Qurba-joogta ah ee Xisbigaasi

Kulan casho sharafeed ah oo aad u heer-sareeya oo Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI uu u sameeyey Madaxda iyo Taageerayaasha xisbiga WADDANI ee ku...

Somaliland: Sidii UDUB ha u Samraan, Waa Cadceed Dhacday KULMIYE..” Xoghayaha Xisbiga WADDANI

Xoghayaha guud ee xisbiga WADDANI, Maxamed Cabdilaahi Uurcade, ayaa sharci daro ku tilmaamay in ciidamo lagu wareejiyo oo la xidho Xafiisyadii xisbiga WADDANI ku...

Somaliland: Deegaanada Sanaag Bari Oo Laga Baafinayo Dawladnimada Somaliland, Jabhad Cusub Oo Iskeed Isku Abaabushay Oo U Istaagtay Difaaca Deegaanka Iyo Wasiirrada Ka Soo Jeeda Oo Aan Hargeysa Dhinacna U Dhaafin

“Anaga Askari Somaliland Ka Qoran oo Mushahar Qaata oo aan Meesha Tagin Uma Baahnin, Haddii Aanu Maamul Leenahay Mee, Muxuu Noo Difaaci Waayay”? Taliyaha...

Deg Deg Daawo Xisbiga Waddani Oo Xukuumada Ku Eedeyey Qaar Bila Qawl Ah Oo Xidhiidhka Ku Xun

Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu xukuumada Somaliland ugu baaqay in la wanaajiyo xidhiidhka ka dhaxeeya Somaliland Iyo Ethopia isla markaana waxaa...

War Deg Deg Ah: Mudo Kurdhin Saddexad Oo Imika Daawaha Saaran Iyo Doorashadi U Dib U Dhacaysah,,,

Gudoomiyaha Golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan oo maanta warbaahinta kula hadley xafiiskaa waxaa uu sheegay in inta xanuunka shuban biyoodku uu ka jiro...

Somaliland: Xukuumadda Somaliland Oo War Cusub La Timiday Gudidda “Ka soo Kabashada Abaaraha”

“Guddigan Cusub Waxa uu Madaxweynuhu u Xil Saaray ka soo Kabashada Abaarta, Waxaanay Muddo 45 Cisho ah Ururin doontaa Dhaqaale Toban milyan oo Doolar...

Somaliland: Daawo Wasiir Cali Mareexan Oo Luqad Cusub Ku Hadlay Xisbiyada Mucaaridka Ahna Jawab

Wasiir Cali Mareexan Oo Luqad Cusub Ku Hadlay Xisbiyada Mucaaridka Ahna Jawab Adeg U Diray

Somaliland: Madaxweyne SIILAANYO Oo Jeediyey Khudbad Xambaarsan Duco, Dardaaran, Digniin & Dooddiisa Dib-U-Dhaca Doorashada

Madaxweynaha Somaliland Oo Safar ku maraya Gobollada bariga Somaliland qaarkood, ayaa Shalay kormeer ku tagay Goobo ka mid ah Gobolka Saraar oo ay ka...

Somaliland: Dacwad Nooca Ah Ayuu Xisbiga Waddani Ka Gudbiyey Xukuumadda Somaliland? Yaab

Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa dacwad ka dhana xukuumadda ugudbiyay maxkamadda sare. Xughaya guud ee xisbig mucaaridka ah ee WADDANI Maxamed Cabdillaahi Uurcade ayaa...

Latest Posts

MOST POPULAR