Monday, March 25, 2019
Home Tags Garabka Dhalinyaradda Xisbiga Kulmiye

Tag: Garabka Dhalinyaradda Xisbiga Kulmiye

Somaliland: Guddoomiyaha KULMIYE iyo Wafti uu Hoggaaminayo oo Lagu Soo Dhaweeyey Deegaannada u Dhexeeya Berbera Iyo Hargeysa

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweyne Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeeyey badiba...

Somaliland: Xisbiga Waddani Iyo Wax-garadka Beesha Siilaanyo Oo Kulamo Xasaasi Ah Wada Qaatay

 Xisbiga WADDANI oo Xaflad Ku Qaabiley Wax-garad iyo Taageerayaal Ballaadhan oo Ka Soo Jeeda Beesha Madaxweyne Siilaanyo(Aadan Madoobe) oo Ka Soo Dig-rogtay KULMIYE Xaflad si...

Somaliland: Diyaaraddo Dagaal Oo Duqeeyey Deegaano Kamid Ah SOMALILAND Iyo Khasaaraha Ka Dhashay Duqayntaasi.

Diyaarado aan haybtooda la garanayn oo ah kuwa dagaalka ayaa waxay shalay duqaymo kala duwan ka gaysteen deegaano ka tirsan magaalada Saylac ee gobolka...

Deg Deg: Buuba Oo Imika Madaxtooyada Loga Yaadhay Iyo Cida U Yaadhay,,,

Prof Ismaciil Hurre Buubaa ayaa waxaa uu maanta safar kadis ah oo aan laga filaneen uu ku tagtay xarunta madaxtooyada Somaliland . Siyaasi Buubaa oo...

Somaliland: “Sicir Bararka Waxa Ka Mid Ah Dawladdan 70-Ka Wasiir Ah, Intaas Oo La Taliye, Waxaana Imika Soo Baxday In Ninka Xilka Laga Qaado La Yidhi Mushaharkiisa Ha Iska Qaato” Xildhibaan Kijaandhe

Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Dibadda ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Axmed Cabdi kijaandhe, ayaa si adag uga hadlay sicir bararka dalka ka taagan, waxaanu sicir bararkaas...

Somaliland: Xisbiga KULMIYE Oo Xaflad Soo Dhawayn Ah U Qabtay Taageerayaal Cusub

Xisbul-xaakimka haya talada Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa maanta soo dhaweeyey Dalladaha SEMPO, HAYPO, TALO-WANAAG oo ay ku midoobeen dhallinyaro rag iyo dumarba leh...

Somaliland: Kulan Lagu Faaqiday Barmaamijka iyo Hiraalka KULMIYE Oo Professor Samatar La Yeeshay Hoggaanka Dhallinyarada

Kulan lagu faaqiday barmaamijka siyaasadda ee xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE ku galayo doorashada madaxtinimada ee soo socota iyo hiiraalka xisbigu hiigsanayo mustaqbalka dhaw iyo...

Somaliland: Muuse Biixi ‘Wada socon maayaan hala ilaaliyo Musuq-maasuqa iyo inankayaga yaan la taabanin’

Guddoomiyaha xisbul-xaakimka Kulmiye ahna murrashaxa madaxweyne ee xisbigaas, Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in xisbgiisu xooga saari doono haddii ay ku guulaystaan doorashada soo...

Somaliland: Falanqeynta Kalmaddii Madaxweyne Siilaanyo ee Mahad-celinta Dhallinyarada iyo Haweenka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu isagoo xurmaynaya dhallinyarada iyo haweenka ku sifeeyey inay yihiin bardaanka iyo bud-dhigga syaasadda dalka,...

Somaliland: Musharaxa Xisbiga Kulmiye Oo Khudbad Sagootin iyo dardaaran ah u jeediyay Shirweynihii Dhalinyarada

Musharaxa Xisbiga Kulmiye Oo Khudbad Sagootin iyo dardaaran ah u jeediyay Shirweynihii Dhalinyarada

Latest Posts

MOST POPULAR