Monday, September 23, 2019
Home Tags Doorashooyina Somaliland

Tag: Doorashooyina Somaliland

Deg Deg: Cali Gurey Oo Sheegay Inaanay Doorashado Wakhtiggada Ku Qabsoomey Oo Walaac Xoggan Ka Mujiyeu Quusna Ka Taagan Xaalada Dalka

Deg Deg: Cali Gurey Oo Sheegay Inaanay Doorashado Wakhtiggada Ku Qabsoomey Oo Walaac Xoggan Ka Mujiyeu Quusna Ka Taagan Xaalada Dalka Siyaasiga Cali Maxamed Yuusuf...

Deg Deg: Hoggamiye Xirsi Oo Ka Hadlay Doorashooyinka Madaxtooyada iyo yo Xilka Gudomiyahooda Cirro Ka Hayo Golaha Wakiilada Somaliland.

Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa madaxwaynaha Somaliland ku bogaadiyey cayimaadda maalinta Doorashada isla markaana sheegay inay xisbi ahaan...

Somaliland: Cabdilaahi Jawaan oo Komishanka ku Dhaliilay Go’aan Qaadasho La’aan

“Komishanka waxaan leeyahay waxa laydinka rabaa in aad qaadataan go’aan adag oo ku saylaysan caddaalad” La-taliyaha Madaxweynaha Somalilad  ee Arrimaha Doorashooyinka, Mudane Cabdillaahi  Cabdi Xaaji...

Somaliland: Daawo Xukuumadda Somaliland Oo Guddiga Doorashooyinka Ku Wareejisay Kharashaadkii Lagu Galayay Doorashada.

Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Somaliland Jamhuuriyadda Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa guddiga doorashooyinka qaranka ku wareejisay qaybo ka mid lacagtii doorashada

Somaliland: Madaxwayne Siilaanyo Oo Go’aankii Kala Qaadista Doorashada U Gudbiyey Maxkamadda Sare, Kana Codsaday Inay Dib U Eegid Ku Samayso Fasiraadda Qaraarkii Hore

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Maanta u gudbiyey qoraal Codsi dib-u-eegida Qaraarkii Fasiraada ee Maxkamadda Dastuuriga ah. Waxaanu u qorsaa...

Somaliland: Qasriga Madaxtooyada Oo Si Adag Uga Jawaabtay Baaqii Beesha Caalamka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silanyo go’aankii uu qaatay in uu dib u dhigo Doorashooyinka Golaha Wakiillada, wuxuu ahaa go’aan uu si...

Somaliland: Madaxweyne Silaanyo oo Doorashada Baarlamaanka Dib u dhigay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/SHGW/081-4240/092016 uu go’aan ka soo saaray go’aanka ay hore ugu...

Somaliland: Xiisad Colaadeed Oo Ka Taagan Deegaano Ka Tirsan Lixdii Goobood Ee Waqooyiga Magaalada Hargeysa+Xukuumadda Somaliland Oo Ciidamo Tiro Badan U Dirtay Deegaanada Iyo Maleeshiyaad La Sheegay Inay Buuraha Galeen

wararka naga soo gaadhay magaalada borama ee xarunta gobolka awdal soona gaadhaya xafiiska warqabadka shabakada Ramaasnews ayaa sheegaya in xiisad colaadeed laga dareemayo deegaano...

Somaliland: Qaramadda Midoobay Oo Ka Marag Kacay Lix Doorasho Oo Si Dumquraadiyad Ah Somaliland Uga Qabsoomay 25-Kii Sanno Ee Ay Gooni Iskutaaga Ku Dhawaaqday.

Qarmadda Middoobay ayaa markii u horeysay bayaamisay isla markaana ka marag kacday horumarka ay Somaliland intii ay Xoriyaddeeda wixii Somalia laysku odhan jiray kala...

Somaliland: Kulan Ku Saabsan Hawl Galka Diiwangelinta Codbixiyayaasha Ee Gobolada Sanaag, Sool Iyo Buhoodle oo Ka Qabsoomay Madaxtooyada

Shir ku saabsan ka hawlgalka diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee gobolada Sanaag, Sool, iyo Buuhoodle ayaa ku qabsoomay qasriga madaxtooyada galabta, kaas oo ay ku kulmeen,...