Wednesday, May 22, 2019
Home Tags Diiwaangalinta Gobolka Sool

Tag: Diiwaangalinta Gobolka Sool

War Deg Deg Ah: Muxu Daarna Kulankii Madaxdhaqameed Kasoo Jeeda Gobolka SOOL Oo Maanta Kulan Ku Yeeshay Deegaanka Tukaraq

adaxdhaqameed Kasoo Jeeda Gobolka SOOL Oo Maanta Kulan Ku Yeeshay Deegaanka Tukaraq,Iyo Qodobo Lid Ku Ah Qaranimada Somaliland Oo Kasoo Baxay Degmada Tukaraq ee...

Somaliland: Xiisad Ka Taagan Deegaano Ka Tirsan Buuhoodle + Cali Khaliif Oo Aan Mudo Soo Galin Magaaladda Buu,,

Warar Saaka naga soo gaadhaya magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn soona gaadhaya Wargane ayaa waxay sheegayaan in horjoogaha kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh...

Somaliland: Goddoomiye Ku-xigeenka Gollaha Wakiillada Oo Ka Hadlay Iska-hor-imaadkii Ka Dhacay Laascaanood Iyo Diwaangalinta Gobolka Sool.

Guddoomiye Ku-xigeenka gollaha wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa ka hadlay iska-hor-imaadkii ka dhacay Magaalada Laascaanood iyo diwaangalinta codbixiyeyaasha ee ka socota gobolka Sool

Somaliland: SONSAF Oo Warbixin Hordhac Ah Ka Soo Saartay Diwaangalinta Gobolka Sool.

Warqaddii Lixaad ee Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Warbixinta Hordhaca ah, ee Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Gobolka Sool iyo Degmada Buuhoodle Koobid: Diiwaangalinta codbixiyayaasha doorashooyinka la filayo inay Somaliland ka qabsoomaan Sannadka...

War Deg Deg Ah: Laba Gaadhi Oo Siday Agabkii Diwaangalinta Hol-Hol, Oo Lagu Afduubay Gobolka Sool.

Laba gaadhi oo u kiraysnaa Koomiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa lagu afduubay Gobolka Soo Labadan Gaadhi oo ah Laankaruusaro, waxay sideen Sanduuqi Magaalada Hol-Hol, ee...

Somaliland: Guddoomiye Baashe Oo Ka Hadlay Diiwaangalinta Gobolka Sool

Hargeysa (Wargane)-Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax ayaa ka hadlay Diiwaangelinta Gobolka Sool iyo qaabka ay u socoto, waxaanu sheegay...

Somaliland: Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Soo Kormeeray Diwaangalinta Gobolka Sool.

Hargeysa (Wargane News)-Wasiirka cusub ee wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ayaa soo kormeeray diwaangalinta codbixiyeyaasha gobolka Sool oo maalintii saddexaad gashay

Somaliland: Weftigii Guddoomiye Muuse Biixi oo si wayn loogu soo Dhaweeyey Degaamo ka Tirsan Gobolka Buuhoodle

Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si wayn loogu soo dhaweeyey degaamo ka...

Somaliland: Buuhoodle oo markii u horeysay la iska diwaangalinayo lana filayo inay ka qabsoomaan Doorashooyinka Somaliland

Buuhoodle Oo Markii Ugu Horaysay Laga Filayo inay ka Qabsoonto diiwaanglinta Cod-bixiyaasha ee Doorashooyinka Somaliland. Buuhoodle oo markii u horeysay la iska diwaangalinayo lana filayo...

Somaliland: Nuxurka Kudbada Guddoomiye Muuse Biixi Oo ka Jeediyay Munaasibada lagu Daahfurayay Diwaangalinta Codbixiyayaasha Gobolka Sool

Nuxurka Khudbad Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ka Jeediyay Munaasibada lagu Daahfurayay Diwaangalinta Codbixiyayaasha Gobolka Sool

Latest Posts

MOST POPULAR