Tag: Diiwaangalinta Gobolka Sanaag

Browse our exclusive articles!

Somaliland: Wasiirka Madaxtooyadda Oo Sheegay Inay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Ka Go’an Tahay In Doorashada Wakhtigeedii Lagu Qabto.

Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo socdaal shaqo ku maraya Gobolka Sanaag ayaa sheegay in bulshada deegaanka Gar-ad ayaanay lahayn Abaal ka...

Somaliland: Nuxurka Khudbad Guddoomiye Cirro Ka Jeediyey Dugsigii Caanka Ahaa ee Dayaxa oo Ku Yaal Gobalka Sanaag

“Xarumaha Caanka ah Sida Dayaxa, Waxa Aanu Ka Dhigi Doonaa Goobo Aqooneed oo La Mid Ah Jaamacadda Camuud.”. Cabdiraxmaan Cirro Mahadnaq Waxa aanu taagnahay oo aanu...

Sanaag: Bilowga Diiwaangelinta, Eedda Xukuumadda & Kulmiye, Hanjabaadda Ucid, Difaaca Waddani Iyo Jawaabta Cali Guray

Iyadoo ay diiwaangelinta Cod-bixiyeyaasha doorashooyinka Somaliland Sabtida maanta si rasmi ah uga bilaabmayso gobolka Sanaag, ayaa Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ay Xukuumadda iyo...

SOMALILAND: Xukuumadda Iyo Xisbiga WADDANI Oo Ka Jawaabay Dhawaaq Colaadeed Oo Maamul-gobolleedka Puntland Doonayo Inuu Ku Carqaladeeyo Diwaangelinta Gobolka Sanaag

“Ciidammada Puntland iyo Shacabka Puntland xaq-bay u leeyihiin inay Dhulkooda ka difaacaan Daan-daansiga Qaawan ee Somaliland ku samaynayso Gobolka Sanaag..” Wasiirka Amniga Puntland “Somaliland, Dhulkeeda...

Somaliland: “Reer Sanaagoow, Waxa Jidka Ku Soo Jira Saylici Oo Sharraxan, Ee Idinkay Idin Jirtaa Haddaad Mar Kale Ugu Celinaysaan..” Duur

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale (Duur) oo Wakhtigan ka mid ah Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa Khudbad uu...

Popular

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...

Somaliland does not want to be a “banana republic”

Somaliland is not seeking to be a “banana republic”....

Subscribe

spot_imgspot_img