Tuesday, March 26, 2019
Home Tags Diiwaangalinta Gobolka Sanaag

Tag: Diiwaangalinta Gobolka Sanaag

Somaliland: Xaalada Abaarta Oo Sababtay Inuu Hal Qof U Geeriyoodo Macaluul Deegaanka Ceel-afwayn

Waxa meel adag maraysa oo maalinba maalinta ka danbaysa kasii daraysa xaaladda Abaareed ee kajirta deegaanada gobolada Bariga Somaliland,waxaana deegaanka Gudla-haadle oo hoos yimaada...

Somaliland: Komishanka Doorashooyinka Oo Soo Gabagabeeyay Wajigii Labaad Ee Diwaan Gelinta Gobolka Sanaag

Halkan ka Daawo Komishanka Doorashooyinka Oo Maanta Ka Hadlay Wajigii Labaad Ee Diwaan Gelinta Oo Maanta ka Soo Gabagaboobay Gobolka Sanaag

Somaliland: “Gobolka Sanaag Dad Baa Faani Jiray Ee Diwaangelinta Yeynaan Ku Dhicin, Oo Yaan La Waayin Laandheerayaashii..”

Madax-dhaqameedka Sanaag Oo Uu Casuumad U Sameeyay Boqor Buur-Madow Madax-dhaqameedka Gobolka Sanaag, ayaa iyaga oo mideysan Dadweynaha Gobolkaasi ugu baaqay inay Diwaangelinta si dhamaystiran uga...

Somaliland: Wajigii Koowaad Ee Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Ee Ka Socotay Gobolka Sanaag Oo Maanta Lasoo Gabagabeeyey

Wararka naga soo gaadhaya magaalada ceerigaabo ee xarunta gobolka sanaag ayaa sheegay in maanta lasoo gabagabeeyey wajigii koowaad ee diiwaangalinta codbixiyayaasha ee ka socotay...

Somaliland: Wasiirka Madaxtooyadda Oo Sheegay Inay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Ka Go’an Tahay In Doorashada Wakhtigeedii Lagu Qabto.

Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo socdaal shaqo ku maraya Gobolka Sanaag ayaa sheegay in bulshada deegaanka Gar-ad ayaanay lahayn Abaal ka...

Somaliland: Nuxurka Khudbad Guddoomiye Cirro Ka Jeediyey Dugsigii Caanka Ahaa ee Dayaxa oo Ku Yaal Gobalka Sanaag

“Xarumaha Caanka ah Sida Dayaxa, Waxa Aanu Ka Dhigi Doonaa Goobo Aqooneed oo La Mid Ah Jaamacadda Camuud.”. Cabdiraxmaan Cirro Mahadnaq Waxa aanu taagnahay oo aanu...

Sanaag: Bilowga Diiwaangelinta, Eedda Xukuumadda & Kulmiye, Hanjabaadda Ucid, Difaaca Waddani Iyo Jawaabta Cali Guray

Iyadoo ay diiwaangelinta Cod-bixiyeyaasha doorashooyinka Somaliland Sabtida maanta si rasmi ah uga bilaabmayso gobolka Sanaag, ayaa Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ay Xukuumadda iyo...

SOMALILAND: Xukuumadda Iyo Xisbiga WADDANI Oo Ka Jawaabay Dhawaaq Colaadeed Oo Maamul-gobolleedka Puntland Doonayo Inuu Ku Carqaladeeyo Diwaangelinta Gobolka Sanaag

“Ciidammada Puntland iyo Shacabka Puntland xaq-bay u leeyihiin inay Dhulkooda ka difaacaan Daan-daansiga Qaawan ee Somaliland ku samaynayso Gobolka Sanaag..” Wasiirka Amniga Puntland “Somaliland, Dhulkeeda...

Somaliland: “Reer Sanaagoow, Waxa Jidka Ku Soo Jira Saylici Oo Sharraxan, Ee Idinkay Idin Jirtaa Haddaad Mar Kale Ugu Celinaysaan..” Duur

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale (Duur) oo Wakhtigan ka mid ah Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa Khudbad uu...

Somaliland: Diwaan-galinta Codbixiyeyasha Oo Saaka Si Rasmi Loogu Daah-furay Magaalada Ceerigaabo.

Xaflad lagu daah-furayay diwaangalinta codbixiyeyaasha ayaa saaka lagu qabtay magaalada ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag

Latest Posts

MOST POPULAR