Tuesday, March 26, 2019
Home Tags Diiwaangalinta codbixiyaasha

Tag: diiwaangalinta codbixiyaasha

Somaliland: Nuxurka Kudbada Guddoomiye Muuse Biixi Oo ka Jeediyay Munaasibada lagu Daahfurayay Diwaangalinta Codbixiyayaasha Gobolka Sool

Nuxurka Khudbad Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ka Jeediyay Munaasibada lagu Daahfurayay Diwaangalinta Codbixiyayaasha Gobolka Sool

Somalia: Puntland oo Bangiga Amal Xaruntiisa ugu weyn Garowe saaka albaabadda u Laabtay, Maxay Tahay Sababtu?

Maamul Goboleedka Puntland ayaa Amar Kusoo Rogay inuu Baanku Bixiyo $70,000 oo Qaadhan ah oo ay ugu talogashay in Goboladda Sool iyo Sanaag Lagu...

Somaliland: Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Maanta Iska Diinwaangaliyay Xarunta Shaqaalaha Dawladda Oo Kamid Ah Goobaha La Dhigay Diiwaangalinta+Sawiro

faysa Cali Waraabe Tallow Yuu Cudaynaya Hadu Jamaal Noqdo Musharax Xisbiga? Diiwaangalinta codbixiyayaasha ayaa waxay saaka si rasmi ah uga bilaabmatay guud ahaanba gobolka maroodi-jeex....

Somaliland: Ajandaha Qarsoon Ee Xukuumaddu Ka Leedahay Qabsoomida Doorashada Oo Banaanka Usoo Baxay Kulan Nayroobi Ku Dhex-maray Wefti Isugu Jiray Xukuumadda Iyo Xisbiga Kulmiye Iyo Safiir Xigeenka Mareykanka..

Arbacadii 27 April, waxa magaalada Nayroobi ee dalka Kenya kulan ku yeeshay wefti ka socda Somaliland iyo safaaradda dalka Maraykanka, gaar ahaan qaybteeda qaabilsan...

Somaliland: Gudida Doorashoyinka Oo Ku Dhawaaqey Wakhtiga Diwaangalinta Cod Bixiyaashu Ka Bilaabmi Doonta Gobalka Maroodi-Jeex

Gudida doorashoyinka Somaliland ayaa waxaa ay maanta si rasmi ah ugu dhawaaqen wakhtiga ay gobalka Maroodi-Jeex ay diwaangalinta cod bixiyaashu ka bilaabmi doonto ka...

Somaliland: Kulan Lagaga Arrinsanayey Sida Ugu Habboon Ee Looga Hawlgelayo Diwaangelinta Codbixiyeyaasha Ee Gobolada Bariga Somaliland Ayaa Ka Qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Somaliland

Kulan balaadhan oo lagaga arrinsanayey sida ugu habboon ee looga hawlgelayo diwaangelinta codbixiyeyaasha ee gobolada bariga Somaliland, ayaa ku qabsoomay maanta qasriga Madaxtooyada Somaliland. Kulankan...

Somaliland: Maamulka Degmada Gabiley Iyo Dadwaynaha Gabiley Oo Eedaymo Kulul Usoo Jeediyay Gudida Komishanka Doorashooyinka Qaranka Baaqna U Diray

Maamulka degmada gabiley iyo dadwaynaha kala duwan eek u dhaqan degmada gabiley ayaa edaymo usoo jeediyay gudida komishanka doorashooyinka qaranka, waxaana ay ku eedeyeen...

Somaliland: Shacabka Gobalka Hawd Oo Dareen Isbedel Doon Ku Qaabilay Weftigii SAMA-WADE+Taageerayaasha WADDANI Ee Balli-gudbadle Oo Qoraxdii Dhacaysay Dallaayado Ku Hadheeyey Mas’uuliyiintii Xisbigaas

Weftigii SAMA-WADE ee uu hoggaaminaayey guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga WADDANI Md.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), oo muddooyinkii dambe socdaal lagu wacyi-gelinaayo ka qeyb-qaadashada...

Somaliland: Xildhibaan Dheeg Oo Ka Hadlay Diiwaangelinta Iyo Xaaladda Abaareed Ee Jirta

Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Guurtida, ayaa is-barbar dhig ku sameeyey nidaamka dawladnimo ee Somaliland iyo Somaliya, waxaanu sheegay...

Somaliland: Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Oo Sheegtay Inay Dawlada Itoobiya Adkaysay Galitaanka Dalkeeda

Wasiirka ku xigeenka xidhiidhka gobolada iyo degmooyinka dalka somaliland ee wasaarada arimaha gudaha somaliland ayaa maanta sheegay inay dawlada Itoobiya adkaysay galitaanka dalkeeda sidoo...

Latest Posts

MOST POPULAR