Thursday, April 9, 2020
Home Tags Degmada Gaashaamo

Tag: Degmada Gaashaamo

Dawlada Somaliland Iyo Dawlad Deeganka Somaalida Itoobiya Oo la Filayo Inuu Maanta Shir Uga Furmay Degmadda Xaaji Saalax Iyo Nuxurka Qodobada Laga Wada Hadlayo

Warar xog ogaal ah oo ay helayso shabakada wararka Warganenews ayaa sheegaya in dawladda Somaliland iyo dawlad deegaanka Somalida itoobiya la filayo inuu maanta shir...

Somaliland: Nuxurka Qodobo ay isla Qaateen Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani Iyo Madaxwayne Cabdi Iley oo ay Warbaahintu heshay

Iyada oo mudooyinkii u danbeeyeyba ay magaalada jigjiga ee xarunta ismaamulka kililka shanaad ay ku sugnaayeen salaadiin cuqaal iyo madax-dhaqameedka kale oo ka socday...

Somaliland: Odayaasha Gaashaamo Oo Ku Diirsaday Kulan Jig-jiga Uga Furmay Suldaanka Guud EeBeelaha Habar Yoonis Iyo Madaxweynaha DDSI.

Waxgaradka iyo Dadweynaha degmada Gaashaamo ee dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa soo dhaweeyay isla markaana taageeray shir uga furmay Madaxweynaha DDSI  Cabdi Muxumed Cumar...

Deg-Deg: Ciidamda Liyuu Booliska Oo Cabudhin Iyo Jidh Dil U Gaystay Dadwaynaha Deegaanka Ina Nuur Muuse Ee Degmada Gaashaamo Fariimo Digniin Ahna U Direy Deegaano Kale

Wararka naga soo gaadhay degmada gaashaamo ayaa sheegaya in shalay galinkii danbe ilaa xalay ay ciidamada Liyuu Boolisku ay bandow kusoo rogeen dadwaynaha deegaanka...

MOST POPULAR