Friday, October 23, 2020
Home Tags Dawladda Itoobiye

Tag: dawladda Itoobiye

Somaliland: Oo Safaarad Ku Yeellatay Magaalada Addis Ababa

Muuqaal lagu baahiyay barraha bulshada ayaa lagu soo bandhigay dhisme dowladda Itoobiya ay ka siisay Soomaaliland xaafadda ay Soomaalida ku badan tahay ee Bole...

Somaliland: Wakiilkii Hore Ee Dalka Itoobiya Oo Si Diblomaasiyadeed Uga Hadlay Xilka Cusub Ee Loo Magacaabay Dhawaan

Wakiilkii hore  Somaliland ee dalka itoobiya Danjire Aadan Muuse Jibriil ayaa ka hadlay isku shaandhayntii dhawaan madaxwaynaha Somaliland sameeyey taas oo loogu magacaabay inuu...

Somaliland: Saladiin Uu Hoggaaminaayo Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani Oo Safar Nabadayn Ah Ugu Baxay Xarunta Dawlad Degaanka Soomaalida Itoobiya.

Wafti odayaal  miisan cuslus oo uu hoggaaminaayo Suldaanka Guud ee Beelaha Habar Yoonis Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani ayaa socdaal nabadeed ugu anbaxa baxay...

Deg-Deg: Ciidamda Liyuu Booliska Oo Cabudhin Iyo Jidh Dil U Gaystay Dadwaynaha Deegaanka Ina Nuur Muuse Ee Degmada Gaashaamo Fariimo Digniin Ahna U Direy Deegaano Kale

Wararka naga soo gaadhay degmada gaashaamo ayaa sheegaya in shalay galinkii danbe ilaa xalay ay ciidamada Liyuu Boolisku ay bandow kusoo rogeen dadwaynaha deegaanka...

Somaliland: Wasiirka Arrimaha Guddaha Oo Muujiyay Inay Dad Badan Oo Reer Somaliland Ahi Ku Xidhan-Yihiin Jeelasha Dawlad-Deegaanka Somalidda Ee Dalka ETHOPIA

DAAWO: Wasiirka Arrimaha Guddaha Oo Muujiyay Inay Dad Badan Oo Reer Somaliland Ahi Ku Xidhan-Yihiin Jeelasha Dawlad-Deegaanka Somalidda Ee Dalka ETHOPIA

“Wax Cadow Ku Ah Somaliland Ma Joogi Karaan Ethiopia, Cadowga Ethiopia-na Ma Joogi Karo Somaliland” Wasiir Sacad Cali Shire

“Somaliland Iyo Itoobiyana Waa Laba Dal Oo Jaara Oo Wax Badan Wadaaga Oo Haddii Mid Xanuun Ku Dhaco Ka Kale Dareemaayo” Dr. Sacad Cali...

Somaliland: Wafti Wasiiro Ah Oo Xukumadda Somaliland Ka Tirsan Oo U Baxay Dalka Itoobiya Iyo Ujeedada Socdaalkooda Daara Yahay

Wafti wasiiro ah oo ka socda xukumadda Somaliland ayaa shalay galinkii danbe ka amba baxay magaalada hargeysa iyaga oo u sii jeeda magaalada jigjiga...

Somaliland: Wasiirro Ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Todobaadkan Safar Ugu Baxaya Dalka Itoobiya Iyo Arrimaha Ay Kala Soo Hadlayaan

Xukuumadda Siilaanyo Oo Dhaafi La’ Maamulka Soomaalidda Itoobiya, Halka Ay Xukuumadihii Daahir Riyaale Iyo Marxuum Cigaal Xaalkoodu Ahaa Xidhiidhka Xukuumadda Dhexe Ee Faderaalka Dalka...

Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo Oo Saxeexay Heshiiska Itoobiya Ee Isticmaalka Dekedda Berbera Iyo Maareeye Xoorxoor Oo Ka Hadlay

Maareeyaha guud ee dekeda caalamiga ah ee Berbera Eng Cali Cumar Maxamed (Cali Xoorxoor), ayaa ka hadlay heshiiska Somaliland iyo itoobiya ee isticmaalka dekeda...

Somaliland: Dawladda Oo Dhexda Ugu Jirta Dagaalka Diblomaasiyadeed Ee Masar Iyo Itoobiya.

Xukuumadda Oo Looga Baahan Yahay Inay xafiiltanka Diblomaasiyadeed Uga Faa’iidaysato Danaheeda Dhinaca Dhaqaalaha Iyo Siyaasadda Dalalka Masar iyo Itoobiya oo ka mid ah wadamada ugu...

MOST POPULAR