Monday, March 25, 2019
Home Tags Dawladda Hoose ee Hargeisa

Tag: Dawladda Hoose ee Hargeisa

Somaliland: Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Digniin Culus u Diray Maayarka Hargeysa

Xildhibaan Xasan Cawaale ayaa ka mid ah  xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland oo  Digniin Culus u Diray Maayarka Hargeysa  Soltelco.

Somaliland: Maamulka Dawladda Hoose Degmada Berbera Oo Mamnuucday In Hiliblayaasha Magaalada Berbera Ay Qalaan Xoolaha Geela Iyo Lo’da.

Maamulka dawlada hoose degmada berbera gaar ahaana waaxda faya-dhawrka ee dawlada hoose ayaa amar kusoo rogtay dadka hiliblayaasha ah ee ka ganacsada qalitaanka iyo...

Somaliland: Dawladda Hoose ee Hargeysa oo Lacag ugu Deeqday Cisbitaalka iyo Dugsiyadda H/Dhexe ee Caasimadda

Maayarka caasimadda Hargeysa ayaa shalay deeq lacageed gaadhsiiyey cisbitaalka guud iyo dugsiyadda hoose dhexe ee caasimadda oo uu sheegay inay ka qaybqaadan doonaan caafimaadka...

Somaliland: Ahmed Darajo oo loo Magacaabay Xoghayaha Fulinta ee Dawladda Hoose ee Hargeisa

Xoghayihii Dawlada Fulinta ee dawlada Hoose ee Hargeysa Ibraahim Axmed Raabi ayaa xilkii laga qaadey kadib 6Bilood oo xilkaasi hayay. Waraaqda xilka qaadista xoghayaha dawlada...

Somaliland:Dawladda Hoose Ee Hargeysa Oo Soo Iibsatay Qalab iyo Gaadiidka Dhismaha Waddooyinka

Dawladda hoose ee Hargeysa ayaa keentay wajiga labaad ee qalabka lagu dhisayo waddooyinka oo ah warshad isku qasaysa Daamurka iyo Jayga, taasi oo dalka...

Somaliland: Dawladda Hoose Ee Hargeysa Oo Dalka Keentay Qalabka Wadooyinka Dhisa

Maayarka Caasimaddda Hargeysa iyo xildhibaanadda golaha deegaanka caasimaddaayaa markii ugu horeysay dalka keenay shirkad qalabkeeddu u dhamaystiran tahay oo wadooyinka dhisi doonta oo dawladda...

Somaliland: Maayir ku xigeenka Hargeysa oo la kulmay Maayarka Birmingham

Waxaa maanta magaalada Birmingham booqasho ku yimi Maayir ku xigeenka Casimada Somaliland Mudane Cabdicasiis Maxamed Xaashi (Cagaweyne) oo beryahanba booqasho ku joogay dal boqortooyada...

Somaliland: Maayar Soltelco oo Faahfaahin ka Bixiyay Ishaarooyinka Cusub iyo Bilicda Hargeysa

Maayarka Magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Soltelco, ayaa soo saaray amarro ku saabsan qorsheyaal caasimada bilicdeeda lagu hagaajinayo oo gabogabo maraya. Waxa uu sheegay in dhawaan...

Somaliland: Hargeisa Deputy Mayor holds talks with Sheffield Mayor

It is said that he received a formal invitation from Sheffield mayor Mr Talib Hussain and they talked about the two towns to become twined. They...

Latest Posts

MOST POPULAR