Friday, July 3, 2020
Home Tags Daahir riyaale

Tag: daahir riyaale

Somaliland: Daawo Nuxurka Khudbadii Qiimaha Iyo Qadarinta Lahayd Ee Madaxweynihii Hore Ee Daahir Riyeela

Madaxweynihii hore ee dawlada Somaliland Daahir Riyaale Kaahin ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtey , waxaana madaxweynaha madaarka Hargeysa kaga hortagay musharaxa madaxweyne...

War Deg Deg Ah: Madaxweynihi Hore Ee Somaliland Daahir Riyaal Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabatay + Ujeedada Socdaalkiisa

Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Daahir Riyaale Oo Hargeysa Ku Soo Laabtey Iyo Musharax Cabdiraxmaan Ciro Oo Madaarka Ku Soo Dhaweeyey Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir...

Somaliland: Duur Oo Madaxweyne Siilaanyo Ugu Baaqay Inuu La Yimaado Dhiiranaantii Marxuum Cigaal Iyo Rayaale Ee Ay Dalka Kaga Saareen Xaalado Adag Oo Siyaasadeed

Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Maxamed Nuur Caraale (Duur) oo hadda ka mid ah xisbiga Waddani, ayaa madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay inuu yeesho ku...

Somaliland: Maanta Oo Kale Iyo Ficilladii Iyo Hujuunaddii Uu Siilaanyo Kaga Gilgilan Jiray Korodhsiimadii Loo Samayn Jiray Xukuumaddii Daahir Riyaale & Korodhsiimada Labaad Ee La Hadal Hayo

Madaxweyne Siilaanyo Dib Ma Isku Dhagaystay Khudbadihiisii Layaabka Lahaa Wakhtiyada Dhammaadka Muddo Xileedyadii Rayaale?, Mase Ka Badbaadi Doonaa Inuu Isburiyo Maanta, Inkastoo Korodhsiimadiisii Koowaad...

Somaliland: Dib U Milicso Khudbad Axmed Siilaanyo Wakhtigii KULMIYE Daahir Rayaale Ku Eedaynayo Dhimashada Tahriibta Iyo Shaqo La’aanta Da’yarta Ku Habsatay

Sannadood Oo Uu Qasriga Madaxtooyada Fadhiyey Madaxweyne Siilaanyo Waxa Laban Laabmay Dhimashada Tahriibta Iyo Shaqo La’aanta + Akhri Khudbaddan Uu Daahir Rayaale Ku...

Somaliland: Xukuumadda oo dib u Cusboonaysiisay Heshiiskii Rayaale la galay Itoobiya ee ay ka Baxday

Xukuumadda Somaliland iyo Dawladda Itoobiya ayaa toddobaadkan wada saxeexday Heshiis ku saabsan isticmaalka Dekedda Berbera,kaasoo ay in muddo ah ka wada shaqaynayeen laba guddi...

Somaliland: Milicsiga Weedhihii Uu Madaxweyne Siilaanyo Ku Dhaliilay Safarkii Rayaale Ee Maraykanka Iyo Is Barbardhiga Labadii Wefti Ee Ay USA U Kala Kaxaysteen 2008 & 2013

Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, wuxuu inta badan u baxaa safaro dibadda ah, waxaana safaradiisa ku weheliya wasiiro ka kooban xukuumadiisa, kuwaas oo mararka qaarkood...

MOST POPULAR