Tuesday, July 16, 2019
Home Tags Cod-bixiyaasha Diiwaangalinta

Tag: cod-bixiyaasha Diiwaangalinta

Somaliland: Goddoomiye Ku-xigeenka Gollaha Wakiillada Oo Ka Hadlay Iska-hor-imaadkii Ka Dhacay Laascaanood Iyo Diwaangalinta Gobolka Sool.

Guddoomiye Ku-xigeenka gollaha wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa ka hadlay iska-hor-imaadkii ka dhacay Magaalada Laascaanood iyo diwaangalinta codbixiyeyaasha ee ka socota gobolka Sool

Somaliland: Kulan Dhex Maray Maray Komishanka & Axsaabta Oo Lagu Lafo-guray Lixda Goobood Ee Lagu Muransan Yahay Diiwaangelinteeda

Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa shalay u yeedhay madaxda saddexda xisbi qaran ee Somaliland, si ay wax uga weydiiyaan diiwaangalinta ay ka qabanayaan lixda...

Somaliland: SONSAF Oo Warbixin Hordhac Ah Ka Soo Saartay Diwaangalinta Gobolka Sool.

Warqaddii Lixaad ee Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Warbixinta Hordhaca ah, ee Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Gobolka Sool iyo Degmada Buuhoodle Koobid: Diiwaangalinta codbixiyayaasha doorashooyinka la filayo inay Somaliland ka qabsoomaan Sannadka...

Somaliland: Wasiirka Daakhiliga Somaliland Iyo Guddida Doorashooyinka Oo Ka War Bixiyay Diwaangalinta Ka Socota Sool & Buuhoodle

(Wargane ) Wasiirka Hawlaha Guud oo ay weheliyaan Xubnaha Guddida Doorashooyinka Somaliland, ayaa kormeer ku sameeyay Goobaha ay ka socoto Diwaangalintu. Gobohaas oo kamid ah...

Somaliland: Wajigii Koowaad Ee Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Ee Ka Socotay Gobolka Sanaag Oo Maanta Lasoo Gabagabeeyey

Wararka naga soo gaadhaya magaalada ceerigaabo ee xarunta gobolka sanaag ayaa sheegay in maanta lasoo gabagabeeyey wajigii koowaad ee diiwaangalinta codbixiyayaasha ee ka socotay...

Somaliland: “Iyagaa Khasaaraha Dhacay Ka Masuul Ah” Cali Guray

Gudoomiye xigeenka sadexaad ee xisbiga Ucid Cali Guray ayaa qoraal uu ku faafiyay bartiisa facbuugga kaga hadalay diiwaangelinta ka socota gobolka Sanaag iyo dagaalka...

Somaliland: Diwaan-galinta Codbixiyeyasha Oo Saaka Si Rasmi Loogu Daah-furay Magaalada Ceerigaabo.

Xaflad lagu daah-furayay diwaangalinta codbixiyeyaasha ayaa saaka lagu qabtay magaalada ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag

Somaliland: Komishanka Doorashooyinka Oo Halkii Uu Guryo Iyo Xafiisyo Lagu Diiwaan Galiyo Codbixiyeyaasha Ayaa Doonaya In Dugsiyada Loo Faaruqiyo Xili Ay Ardaydu U Diyaargaroobayaan Imtixaanadii Shahaadiga

Iyadoo ay ardayda dugsiyada waxbarashada ee dalku u diyaargaroobayaan imtixaanadii shahaadiga ee la qaban jiray dabayaaqada sanad-dugsiyeed kasta ayaa Komishanka Doorashooyinku waxa uu qorshaystay...

Somaliland: Komishanka Doorashooyinka Oo Meesha Ka Saaray 78 Goobood Oo 15 Sanno Ka Hor Dhigi Jiray Sanaaduuqda Codbixinta ee Caasimada Hargeysa

Xilligii reer Hargeysa Ay U Dareereen Codayntii Aftida Distoorka Iyo Waqti Xaadirkan Oo Shan Iyo Sanno Laga Joogo, Tirada Shacbiga Caasimaddu Miyey Kordheen Mise...

Somaliland: Gudida Doorashoyinka Oo Ku Dhawaaqey Wakhtiga Diwaangalinta Cod Bixiyaashu Ka Bilaabmi Doonta Gobalka Maroodi-Jeex

Gudida doorashoyinka Somaliland ayaa waxaa ay maanta si rasmi ah ugu dhawaaqen wakhtiga ay gobalka Maroodi-Jeex ay diwaangalinta cod bixiyaashu ka bilaabmi doonto ka...

Latest Posts

MOST POPULAR