Tuesday, March 26, 2019
Home Tags Ciidamada Qaranka Somaliland

Tag: Ciidamada Qaranka Somaliland

Somaliland: Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Ku Ruqaansaday Deegaano Ka Tirsan Buuhoodle Iyo Bariga Gobolka Sanaag Oo Jabhhado Hubaysan Laga Sameeyey Iyo Xiisad Deegaanadaas Ka Taagan

Wararka naga soo gaadhaya magaalooyinka Ceerigaabo iyo Buuhoodle oo ka kala tirsan gobolada Sanaag iyo Cayn ayaa wwaxay sheegayaan in ciidamada Qaranka Somaliland ee...

Somaliland: “Ciidanka Boolisku U Dulqaadan Maayo Dadka Kala Taageersan Axsaabta ee Hadallada Isu Marinaya [Warbaahinta], Dadkaas Qaarkood Hore Ayaa Loo Qabtay, Qaarna Hadda Ayaa Gacanta Lagu Hayaa…..”

Hoggaanka  Booliska Oo Luuqad Adag Ugu Hanjabay Kaadiriinta Axsaabta Hadallada Naxliga Leh Warbaahinta Isu Mariya  “Qof Kastaa Ha Ka Feejignaado Waxyaabaha Qaranka Waxyeellaynaya, Bulshadana Dhegaheeda...

Somaliland: Daawo Ciidanka Booliska Oo Heegan Loo Galiyay Dardar Galinta Amniga

Taliyaha guud ee Booliska Somaliland sarreeyo guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa ku dhawaaqay hawl-galo dheeraad ah oo ay fulinyaan ciiidamada amaanka, kuwaasi oo lagu...

War Deg Deg Ah: Maamulka Puntland Oo La Sheegay Inay Ciidamo Usoo Direen Gobolka Sool Iyo Deegaano Kamida Bariga Sanaag Iyo Ciidamada Qaranka Oo Difaac Adag Ku Jira

Warar naga soo gaadhaya magaalada laascaanood ayaa sheegaya in shalay galinkii danbe ay maamulka Puntland ciidamo usoo direen deegaanada gobolka sool iyo waliba deegaano...

War Deg Deg Ah: Somaliland Oo Sheegtay Inay Sugayso Xuduudaha Ay La Wadaagto Maamulka Muqdisho

Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland,ayaa sheegtay in ciidanka qaranka Somalilandin uu sugayo dhammaan soohdimaha Somaliland ay la wadaagto Soomaaliya oo ay Somaliland daris kala yahay maamulgoboleedka Soomaaliya...

War Deg Deg Ah: Gaadhi Tikniko Ah Iyo Maleeshiyo Isu Soo Dhiibay Ciidanka Qaranka Somaliland

Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland,ayaa sheegtay in ciidanka qaranka Somaliland in uu sugayo dhammaan soohdimaha Somaliland ay la wadaagto Soomaaliya oo ay Somaliland daris kala yahay...

Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Weerarkii Ay Maleeshiyaadka Maamulka Puntland Ku Soo Qaadeen Ciidamada Qaranka Somaliland.

Guddoomiye ku-xigeenka xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa ka hadlay weerarkii aya shalay ku soo qaadeen maleeshiyaadka Puntland ku soo qaadeen ciidamada qaranka Somaliland

“Ciidamada Somaliland Way Guulaysteen, Kuwii Maamulka Puntland Way Firxadeen” Wasiirka Gaashaandhiga.

Wasiirka gaashaandhiga Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa ka hadlay dagaalkii saaka dhex maray ciidamada qaranka Somaliland iyo kuwa maamul goboleedka Puntland  

FAAHFAAHIN: Khasaaraha Dagaal maanta Dhexmaray Ciiddamada Somaliland iyo Kuwo maamulka Puntland

Hal askari ayaa ku dhintay Laba kalena way kaga dhaawacmeen ciidamada qaranka Somaliland dagaal saaka toddobadii ay kusoo qaadeen ciidanka maamulka Puntland. Wasiirku  ku xigeenka...

Somaliland: Ciidamo La Wareegay Amaanka Buuhoodle iyo Cali Khaliif oo Digniin Loo Diray

“Beesha Cali ka soo Jeedaa, hadday dad Islaam ah yihiin, waxaanu ka codsanaynaa inay wiilashooda iyo gaadiidkooda naga kaxaystaan” Buuhoodle (laascaanood.com): Ciidamo ka soo Jeeda...

Latest Posts

MOST POPULAR