Saturday, December 7, 2019
Home Tags Champions League

Tag: Champions League

Cristiano Ronaldo oo Doonaya inuu ka Tago Real Madrid Kadib Markii uu Jabiyay Balankii…?

Xiddiga adduunka ugu fiican ee Cristiano Ronaldo ayaa qaadanaya go’aan aan gambad laheyn isagoo ka tagaya kooxda Real Madrid, sida ay warinayaan wargeysyada Portugal. Hadalkii...

Real Madrid vs Atletico Madrid – Isku Aadka Wareega Semi Finalka Champions League Oo La Sameeyay.

Isku aadka semi finalka Champions League ayaa la sameeyay goor dhaw iyadoo lasoo afjara xaflad lagu qabtay magaalada Nyon ee dalka Switzerland, waxaan kasoo...

Leicester City vs Atletico Madrid – Musjisada Foxes Ee UCL Masii Socon Doontaa Mise Simeone Ayaa Soo Afjari Doona?

Atletico Madrid ayaa marti ku ah caawa garoonka King Power Stadium kaas oo ahaa garoonkii lagu hantay horyaalka Premier League xili ciyaareedkii lasoo dhaafay. Diego...

Borrusia Dortmund vs As Monaco – Kulanka Xamaasada Iyo Sawaxanka Badan Ee Caawe

Borrusia Dortmund ayaa marti loo noqon donaa caawa waana kulanka kaliya ee labaad ee caawa laga daawan doono qaaradda yurub marka la eego tartanka...

Arsenal vs Bayern Munich – Wenger Oo Filanaya Soo Laabasho & Ciyarayada Ancelotti Oo Mar Kale Guul Diyaar Uu Ah

Bayern Munich ayaa marti ku ah Emirates Stadium iyadoo aan qabin cabsi badan marka laga reebo iney dhacdo mucjiso uusan qof walba fileynin. Natiijo ay...

MOST POPULAR