Tag: Ceel-afwayn
Somaliland: Xaalada Abaarta Oo Sababtay Inuu Hal Qof U Geeriyoodo Macaluul Deegaanka Ceel-afwayn
Waxa meel adag maraysa oo maalinba maalinta ka danbaysa kasii daraysa xaaladda Abaareed ee kajirta deegaanada gobolada Bariga Somaliland,waxaana deegaanka Gudla-haadle oo hoos yimaada...