Wednesday, November 13, 2019
Home Tags Cali Shoombe

Tag: Cali Shoombe

Somaliland: Wasiirka Qorshaynta: WADDANI Waxba kama Ridayo Taageeradii KULMIYE Ee Degaankayga

Wasiirka wasaaradda qorshaynta qaranka iyo horumarinta Jamhuuriyadda Somaliland, Cali Xuseen Ismaaciil (Cali shoombe), ayaa sheegay in taageeradii uu xisbiga KULMIYE ka haystay gobolka Hawd...

Somaliland: Waftigii Ka Socday Xukuumadda Somaliland Ee Ku Sugnaa Dalka Imaaraadka Oo Ka Warbixiyay Halka Uu Marayo Heshiiskii DP World.

Weftigii ka koobnaa Xubnaha golaha Wasiirada una Xilsaarnaa heshiiska Somaliland iyo Shirkada caalamiga ah ee DP World oo maalmahanba ku sugnaa imaaraadka Carabta gaar...

Somaliland: Xubno Wasiirro Ah Ka Tirsan Xukuumadda Siilaanyo Oo Soo Dhaweeyay Go’aankii Gollaha Wakiilladu Ku Ansixiyeen Heshiiska Dekedda Berbera.

Xubno ka tirsan gollaha wasiirka xukuumadda uu hoggaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa si weyn u soo dhaweeyay go’aankii xildhibaanada gollaha wakiillada Somaliland...

Somaliland: Ninka Diida Casriyaynta Dekedda Berbera Waa Nin Aan Ahayn Somalilander Oo Xamar Taageersan Baarlamanow Diyaar Garwo Way,,,,,Cali Shoombe

“Cidda Diidda Heshiiska Maalgelinta Dekedda Berbera Marka Loo Gudbiyo Baarlamanka Waxay La Mowqif Tahay Soomaaliya..” Wasiirka Qosheynta Somaliland Dawladda Somaliland, ayaa sheegtay in Cidda keliya...