Saturday, May 25, 2019
Home Tags Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro)

Tag: Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro)

Deg Deg: Cirro Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Soo Jeediyey Balse Muxu Ka Yidhi Colaada Ceel-Afweyn + Go,amada Ka Soo Baxay

Deg Deg: Cirro Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Soo Jeediyey Balse Muxu Ka Yidhi Colaada Ceel-Afweyn + Go,amada Ka Soo Baxay

War Deg Deg Ah: Suurto Gal Maaha Inay Doorashada Qabtaan Komishanka Aanu Kalsoonidi Kala Noqonay” Murrashax Cirro + Muuqaal

War Deg Deg Ah: Suurto Gal Maaha Inay Doorashada Qabtaan Komishanka Aanu Kalsoonidi Kala Noqonay" Murrashax Cirro + Muuqaal  

Somaliland: Xisbiga WADDANI Oo Xukuumadda Muuse Biixi Ku Canaantay Hoos U Dhac Ay Sheegeen Inuu Ku Yimid Meeqaamkii Somaliland

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa sheegay in xukuumadda Kulmiye laga doonayo in ay si waafi ah shacabka uga...

DegDeg: Gudoomiye Cirraha Waddani oo lagaga Mudaharaaday Awdal iyo Ilaaladii la socotay oo Wiilyar ku toogtay Magaaladda Dilla iyo Cida uu yahay

Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro iyo waftigii Xisbiga Waddani ee kusii jeeday Gobolka Awdal ayaa Mudahaaradyo lagaga soo Horjeedo ay ka dheceen Deeganadda Gobolkaasi waxana mudaharaad...

Somaliland: Xil Cabdiqaadir Jirde Oo Ka Hadley Iscasiladii Gudoomiye Ciro , Xogo Qarsoonanaa Daaha Ka Feyday

Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismacil Jirde oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu ka Hadley iscasiladii uu gudoomiye Ciro ku sameeyey...

Somaliland: “Waxaanu Khaati Ku Joognay CIRRO Oo Haysta Lacagtii 82-ka Xildhibaan (Yeeli Maayo) In Muuse Nagula Tartamo Lacagtii Dawladda, Baabuurtii Dawladda iyo Awooddii Dawladda..”

Guddoomiyaha, ahna Musharraxa Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa mar kale Wasiirrada Xukuumadda ku eedeeyay inay si gaar ah ugu...

Somaliland: “Waxaanan Gayiyin Ayuu Faysal Gayaa,Baad Ayuu Qaataa Oo Maalina Waxa Lagu Dirayaa Cirro,Maalina Halkan Ayaa La Soo Wadayaa,Oo Aroorta Dambena Muuse Ayuu Caayayaa..”.Cali Guray.

““Faysal Musharax Maaha,Oo Wuu Ogyahay Inaanay Madaxweyne Cidi U Dooranayn,Laba Goor Oo Horena Wuu Dhacay,Haddii Ay Maskaxdiisu Fayawdahay,Ninka Laba Goor Dhacay”. Cali Guray “Warka Wasiirkuna...

War Deg Deg Ah: Muxu Daarna Kulankii Madaxweyne Siilaanyo Iyo Guddoomiye Cirro? Yaab

Gudoomiyaha golaha wakiilada ahna musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa uu goor dhaweyd qasriga madaxtooyada Somaliland uu kula kulmey Madaxweyne Siilanyo...

Somaliland: “Anigu Waxa Aan Isku Sharraxay In Aan Cabdiraxmaan Cirro Iyo Muuse Biixi Dalka Ka Badbaadiyo” Faysal Cali Waraabe

Guddoomiyaha ahna Murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo khudbad u jeedinayay taageerayaal cusub oo kaga soo biiray Magaalada Boorama ee...

Somaliland: Gudoomiye Cirro Iyo Cabdiqaadir Jirde Maxay Ka Yidhaahdeen Xaaladda Lagu Maanta Ku Sugan Yahay?

Gudoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ahna Murrashaxa madaxwayne ee xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” iyo xildhibaan Cabdiqaadir Jirde gudoomiyaha ku meel gaadhka ah...

Latest Posts

MOST POPULAR