Sunday, March 24, 2019
Home Tags Cabdikariim Axmed Mooge

Tag: Cabdikariim Axmed Mooge

Cabdikariim Axmed Mooge Oo Wax Aan La Aqbali Karin Ku Tilmaamay In Xaafada New Hargeysa Lagu Carqaladeeyo Xisbiga Kulmiye

Siyaasi Cabdikariim Axmed Mooge ayaa wax garadka ku nool xaafada New Hargeysa ee caasimada ugu baaqay inay wax ka qabtaan koox carqaladaysay weftigii xisbiga...

Somaliland: Cabdikariin Axmed Mooge Oo Soo Jeediyey Tallo Uu Sheegay In Wax Lagaga Qaban Karo Abaaraha Soo Noqnoqda.

Cabdikariim Axmed Mooge oo hore u ahaa Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradaha Kalluumaysiga iyo Qorshaynta Qaranka Somaliland oo uu iska casilay 2015-kii, ayaa sheegay in wax-ka...

Somaliland: “Madaxweyne Waxaan Kugula Talin Lahaa Inaad Wareegto Ku Mamnuucdo Dhammaan Xafladaha Ay Asxaabtu Xilligan Qabanayaan” Cabdikariin Axmed Mooge

Wasiir Ku Xigeenkii Hore ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane abdikariin Axmed Mooge ayaa Warqad Furan u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo...

Somaliland: Cabdikarriim Axmed Moogge Oo Talaabbo Somaliland Wax-Tar U leh Ku Tilmaamay In Madaxweyne SIILAANYO Wasaaradda Arrimaha Guddaha U Magacaabo Siyaasi Kasoo Jeeda Beellaha Darafyadda Dalka.

Waxaan ku faraxsanahay in Wasiirkii Arimaha Guduhu 25sano markii ugu horaysay ka wareego gobolada dhexe oo loo magacaabo siyaasi ka soo jeeda gobolka Sool,...

Somaliland: “25 Sanadood Oo Aan U Soo Joogay Qadiyada Somaliland, Maan Maqal Wadan Si Qawan U Yidhaahda Anaga Somaliya Hal Wadan Bay Noo Tahay”.Cabdikarriim Axmed Moogge

Hadii madaxdayadii ku jawaabi weyday turkiyow anaga na maqal….hadii anad na aqoonsanayn adna kuma aqoonsanin, hadii basaboorkayagu kula mid yahay ID!! Anagana basaaboorkagu noogama...

Somaliland: Cabdkarriim Axmed Oo Xukuumada Iyo Xisbiyadaba Ugu Baaqay Inay Ka Jawaab Celiyeen Hadlkii Ka Soo Yaadhay Turkiga Ee Midnimada Somaliland IYo Soomaliya

3 bishii Juune, ayaan qoray in anu Turkigu dhex ahayn iyo waxa la dhaafsadey joogitaankooda Somaliland, maanta afka safiirkooda ayay ka soo baxday in...

Somaliland: “Waa Inaynu Wax Ka Baranaa Horumarka Ay Taiwan Ku Samaysay Bilaa Aqoonsiga” Cabdikariim Axmed Mooge

Wasiir ku xigeenkii hore ee wasaaradda qorshaynta qaranka Cabdikariin Axmed Mooge oo ka mid ah  xubnaha u ololeeya la dagaalanka qabyaalada ayaa ka hadlay...

Somaliland: “Allahayow, Somaliland Sii Dawlad Damal Ah, Guurti Talisa, Gole Shacab Ah, Hogaan Dacad Ah, Tashi Wadar Ah Iyo Shacab Mida Ah Oo Meel U Wada Jeeda”! Cabdikarriim Axmed Moogge

Wasiir Ku-Xiggeenkii hore ee Wasaaraddaha Qorshaynta Qarranka Iyo Kalluumaysigga Cabdikarriim Axmed Moogge,ayaa ka hadlay Nooca Dawlad-nimmo ee ay reer Somaliland u baahanyihiin wakhti xaadirkan. Cabdikariim...

Somaliland: Youths are leading a campaign to rid their communities of tribalism

A group of youths in Somaliland’s capital Hargeysa are leading a campaign to rid their communities of tribalism and, instead, instill nationalism and oneness....

Somaliland: Daawo Wasiir Cabdikariim oo Xalay Faahfaahin ka Bixiyay Asbaabta uu Iskucasilay

Halkan ka daawo Wareysi uu  Cabdikariin axmed mooge uu siiyay TV-ga Royal oo uu kaga hadalay dhawr arimood.

Latest Posts

MOST POPULAR