Thursday, October 17, 2019
Home Tags Buuhoodle

Tag: Buuhoodle

Somaliland: Bulshada Buuhoodle oo Si Waddaniyadi Ku Jirto Uga Hadlay Qaadashada Kaadhka Codbixinta

Somaliland: Bulshada Buuhoodle oo Si Waddaniyadi Ku Jirto Uga Hadlay Qaadashada Kaadhka Codbixinta

Somaliland: Akhriso Magacyadda Masuuliyiinta Maamulka Puntland Usoo Direen Magaalada Buuhoodle Si Ay U Carqaladeeyaan Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Ee Ka Socota Gobolka Sool

Hargeysa(Wargane News)-Maamulka Puntland oo mudooyinkii u danbeeyeyba gobolka buuhoodle iyo deegaano ka tirsan gobolka sool ka waday qorshe ay ku khal-khalinayaan diiwaangalinta codbixiyayaasha ee...

Somaliland: Minister of health urges the Buuhoodle community to unite for their interests

Somaliland Minister of Health Dr. Saleban Esse Ahmed (Xaglo-toosiye) has called for the people of Buuhoodle to have a consultation with each other and...

Somaliland: Cali Khaliif Galaydh Oo Sheegay In Ay Cunsiriyad Kala Kulmeen Buuhoodle

Hogaamiyaha kooxda Khaatumo ee wadahadaladda kula jira Somaliland Cali Khaliif Galaydh ayaa Sheegay In Ay Cunsiriyad Kala Kulmeen Dadka ku dhaqanka Magaaladda Buuhoodle

Somaliland: Wasiir Xaglatoosiye Oo Gaadhay Buuhoodle, Si Dahsoon-na U Sheegay Inay Tolkiisu U Fadhiyaan Xil La Mid Ah Ka Loo Magacaabay Yaasiin Xiir Faratoon.

Wasiirka wasaaradda Caafimaad Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye) oo socdaal shaqo ku tagay magaalada Buuhoodle xarunta gobolka Buuhoodle ayaa si wayn loogu soo dhaweeyey deegaankaas...

Somaliland: Oo Wada-hadallada Khaatumo Ka Dib, Shirineysa Beesha Dhulbahante & Dhawaaq Middi Middi Ku Taag Ah Oo Ka Soo Yeedhay Buuhoodle.

Dawladda Somaliland, ayaa sheegtay in Beelaha Dhulbahante guud ahaan loo qaban doono Shirweyne Guud, ka dib Wada-hadallada u socda Xukuumadda iyo Kooxda la baxday...

Somaliland: NEC trains 350 New staff in Sool ,Haysimo and Buhodle regions ahead of 2017 polls

The National Electoral Commission (NEC) yesterday concluded 8-day training session in preparation for next year’s presidential and parliamentary elections for 350 staff in Sool...

Somaliland: War Deg-Deg Iska Hor Imaad Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawacba Sababay Oo Ka Dhacay Magaalada Buuhoodle+Cida Uu Iska Hor Imaadku Dhex Maray

War deg deg ah oo soo gaadhay xafiiska warqabadka shabakada Warganenews kana soo gaadhaya magaalada buuhodle ayaa sheegaya inuu iska hor imaad dagaal ah...

Somaliland: Garaad Saleebaan Buraalle Oo Hadlay Xiisad Nin Ku Dhintay Mid Kalena Ku Dhaawacmay Oo Ka Taagan Buuhoodle

Magaalada Buuhoodle ayaa la sheegay in maalmihii u dambeeyay ay ka taagan tahay xiisad colaadeed, xiisadaasi oo la xidhiidha ismaan dhaaf ka dhashay ka...

Somaliland: Mogadishu Government instigates hostility in Somaliland

Khatumo militia have on Thursday paraded heavy weapons, ammunition and battle-wagons in Buhodle which is believed to be provided by the weak Somali Federal Government...