Wednesday, June 19, 2019
Home Tags Boobe Yuusuf

Tag: Boobe Yuusuf

Somaliland: Boobe Yuusuf Ducaale Oo Si Adag U Naqdiyey Hadalo Ka Soo Yeedhay Guddoomiye Cirro

Xoghayihii hore ee warfaafinta Xisbiga WADDANI Muj. Boobe Yuusuf Ducaale ayaa si adag uga soo horjeestay hadal dhawaan ka soo jeedhay guddoomiyaha Xisbiga WADDANI...

Somaliland: “Ictiraafka Lama Day dayo Ee Waa La Sameeyaa” Sayaasi Boobe Yuusuf Ducaale

Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale oo hore u ahaa xoghayihii wafaafinta ee xisbiga Waddani isla markaana hada ah siyaasi madax banaan ayaa waxaa uu ka  ...

Somaliland: “Yuusuf Garaad Oo Aanu Facebook Isku Aragnay Waxa Uu Ii Soo Qoray Wada Hadalladii Somaliland Iyo Soomaaliya Ayaanu Jimicsi Maskaxeed Ku Samaynaynaa” Boobe Yuusuf.

Boobe Yusuf Ducaale Oo Sheegay Inay Xukumaddu Ku Fashilantay Siyaasada Arimaha Dibadda Uguna Baaqay Inay Joojiso Wada Hadalada Ay La Furayso Dawlada Somaliya Siyaasi Boobe...

Somaliland: Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Hadlay Arimo Badan Oo La Xidhiidha Siyaasadaha Dawladaha Somalida

Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale oo ahaa xoghayihii hore ee warfaafinta xisbiga mucaaradka ah ee WADANI hadana kamid ah siyaasiyiinta  Somaliland ee madaxa banana ayaa...

Somaliland: BOOBE Y. Ducaale Oo ka hadlay Xubin Cusub Oo Guddoomiyaha WADDANI U Xulay Guddida Ictiraaf-raadinta oo Isaga Hore Madaxweynuhu ugu Magacaabay

”Qof ahaan la iima Magacaabin ee Xilkaa la Magacaabay, markaa haddii Qofku banneeyo (Xilka) wuu ka baxayaa (Guddida Ictiraaf Raadinta)…..” Boobe Yuusuf Ducaale –...

Somaliland: Muj.Cali Gurray Oo Salluug Xooggan Ka Muujiyay Weeraradda Qaawan Ee Uu Boobe Ku Qaaday Madax Ka Tirsan Xisbigga Mucaaradka Ah Ee WADDANI

Weel kasta wixii ku jiraa laga shubaa WADDANIna ma madhna. Dad badan oo karaamo iyo colba leh baa ku jira ee Boobe muxuu u...

Somaliland: “Xafiiskii Madhnaa iyo Xilkii madhnaa ee aan ka xuubsiibtay ayuu Xiise madhan kula dul ciiray ” Boobe Yusuf

Xoghayihii hore warfaafinta  xisbiga mucaaradka ah ee Wadani Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay gudaha magaalada hargeysa waxa...

Somaliland: “Boobe Haduu Ka Bixi Lahaa Ucid, Faysal Salaatu Shukri Buu Tukan Lahaa, Laakiin…..” Cali Guray

Guddoomiyaha Saddexaad ee xisbiga UCID Mujaahid Cali Guray ayaa ka hadlay dareenka Guddoomiye Cirro ee masuulka xisbiga WADDANI iska casilay. Mujaahid Cali Guray ayaa sheegay...

Somaliland: “Boobe Iguma Soo Wargelin In Uu Iscasilayo, Markaa Markii Horeba Isagaa Xisbiga Yimi Iminkana Dhib Uma Arkoo In Uu Iscasilo,” Gud. Cirro

“Boobe Iguma Soo Wargelin In Uu Iscasilayo, Markaa Markii Horeba Isagaa Xisbiga Yimi Iminkana Dhib Uma Arkoo In Uu Iscasilo,” Gud. Cirro

War Dagdeg ah: “Ismaan Lahayn WADDANI waxaad ugu tegaysaa Xafiisyo Madhan iyo Xurmo Madhan” Boobe Yousuf Ducaale oo Is casilay

Xoghayihii Warbaahinta Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale ayaa Maanta ku Dhawaaqay in uu iska Xasilay Xilkii uu ka Hayey Xisbigaasi. Wararku...

Latest Posts

MOST POPULAR