Tag: Bisha Ramadaan
Fadliga Iyo Faa’idooyinka Bisha Ramadaan
Bisha Soon waxa ay leedahay Fadli aad iyo aad u weyn, waana fursad sanadkii hal mar soo marta dadka Muslimiinta ah, Diinteenna Islaamka ah,...
Qodobo Ka Caawinaya Inaad Si Wacan Uga Faaidaysato Bisha Ramadan
Ka Faa’iideyso Bisha Ramadaan1. Aqri Quraanka 4 bog Salaad kasta, go’aanso in aad Bishan dhameyso aqrinta Kutubta Quraanka, kuna dedaal in aad fahanto...
Ma Taqaanaa Faa’iidada Jimicsigu Uleeyahay Qofka Sooman ?
Waxa dad badan oo inaga mid ah aaminsanyihiin in aan qofka soomani haba yaraate aanu jimicsi samayn Karin, halka dadka qaar aaminsanyihiin in aanay...
Ka Digtoonaw Qaladaadka Caafimaad Ee Lagu Kaco Xilliga Afurka !
Waxaynu ku guda jirnaa bisha barakaysan ee Ramadaan, waxaana hubaal ah in Dadka muslimiinta ahi ay soomaan saacado badan, marka uu qofku soomo waxa...
Dawladda Tunisia Oo Amartay In Maqaaxiyaha Cuntada La Xidho Bisha Ramadaan Iyo Dadweynaha Oo Ka Gadooday !
Go’aanka ka soo baxay wasaaradxa arrimaha gudaha Dalka Tunisia ayaa khilaaf aad u ballaadhan uu ka dhex dhaliyay bulshada ku nool Dalkaasi, go’aankan o...
Soonka Iyo Sixada (1): Cunista Badan Ee Hilibka Xooluhu Waxa Ay Keeni Kartaa Wadne Xanuun, Kansark Iyo Macaan
Cilmibaadhis cusub oo lagu sameeyey dalka Maraykanka ayaa daahfurtay in hilibka xoolaha oo cunistiisa la isku badiyaa ay kor u qaado khatarta ah in...
Somaliland: Ciidamada Booliska Hargeysa Oo Qabqabtay Dad Dooxyada,Suuqyada Iyo Duleedka Hargeysa Ku Karsanayey Cunto Xaaraan Ah
Wararka ay Wargane helayso ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Booliska Somaliland hawl gallo ay sameeyeen ku qabqabteen dad sifo sharci daro ah duleedka iyo dooxyada...
Waddan Muslim Ah Oo Mudada Lagu Jiro Bishan Ramadaan Mamnuucay Kiisaska Furriinka Ah Ee Ay Qoysasku Ku Kala Tagaan Iyo Baaqa Culimada
Shalay oo Axad ahayd waxa waddanka Carbeed ee Falastiin laga soo saaray go’aan sharci oo sheegaya in aanay dawladda dalkaasi aqbali Karin in mudada lagu...
Sidee Ayey Muslimiintu Ugu Soomayaan Dalalka Aanay Cadceedu Dhicin ?
Guud ahaan Dadka Muslimiinta ah ee Dunida guudkeeda ku nooli waxay shalay sabtidii oo ku beegnayd 25 bisha May ee sanadka 2017ka Soonka bisha...
Sidee Ayeynu U Soo Dhawaynaa Bisha Ramadaan ?
Ilaahay waxa uu ku yidhi Aayada185 ee suurada Al-baqara ee Macnaheedu ahaa “Bisha Ramadaan waa bishii Qur’aanku soo degay, kaasi oo hannuun u ah...