Wednesday, June 19, 2019
Home Tags Beesha Caalamka

Tag: Beesha Caalamka

Somaliland: Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo Kulan Ballaadhan la qaatay safiirro iyo Diblomaasiyiin Beesha Caalamka ah

Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la qaatay xubno safirro iyo diblomaasiyiin isugu jira oo ka socda Midowga...

Somaliland: “Ku Kalsoonaanta Dawladda Somaliland Halis Wayn Ayay Ku Jirtaa, Maalgashiyo Muhiim Ah Ayaana La Waayi Doona” Beesha Caalamka.

Dalalka Denmark, Finland, Faransiiska, Jarmalka, Ntherlands, Sweden, Britain, Mareykanka iyo Midowga Yurub ayaa sheegay inay si qotodheer uga niyad jabeen go’aanka dib loogu dhigay...

Somaliland: Nuuxrka Warqada Ay Somaliland Ugu Jawaabtay Beeqi Beesha Caalamka Ee Dib U Dhaca Doo,,

Dawlada Somaliland ayaa jawaab ka bixisey warqad 26-kii Jeeniwari daneeyayaasha doorashooyinku Somaliland usoo direen,taas oo ay kaga soo horjeedaan muddo kordhin loo sameeyo xukuumadda...

Somaliland: Beesha Caalamka Iyo Guddiga Doorashooyinka Oo Kulan Muhiim Ah Foodda Isku Daraya Iyo Qodobada La Filayo In Dhinac Waliba La Gole Yimaado

Wadamada beesha caalamka ee taageera nidaamka dimuqraadiyadeed iyo doorashooyinka Somaliland, ayaa guddiga doorashooyinka qaranka Somaliland ku martiqaaday kulan ka dhacaya magaalada Nayroobi ee dalka...

Somaliland: Siyaasi Ismaaciil Buubaa Oo Ka Digey In Wada Hadlada Khaatumo Lagu Koobo Xisbi Kaliya,Kuna Taliyay In La Wanaajiyo Xidhiidhka Beesha Caalamka.

Siyaasiga caanka ah ee Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa ka hadlay Shirka gogol xaadhka ah ee ka furmaya Dubai ee u furmaya Somaliland iyo Khatumo,...

Somaliland: “Saaxiibaddey KULMIYE Berigii Ay Mucaaradka Ahaayeen Beesha Caalamka Aad Ayay U Jeclaayeen, Marka Waxa Aan Lee Yahay…” Cirro.

Guddoomiyaha gollaha wakiillada ahna guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Cirro ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay madal lagu soo...

Somaliland: Mudaharaad Ka Dhan ah Beesha Caalamka oo Hargeysa ka Dhacay

Saaka waxaa Wadooyinka waaweyn ee Magaalada Hargeysa isku soo baxay qaar ka mida shacab magaalada Hargeysa oo taageersan Qaraarkii Madaxwayne Siilaanyo ku kala qaaday...

Somaliland: Madaxweyne Silaanyo Oo Beesha Caalamka Ugu Baaqay Inay Aqoonsadaan Somaliland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa beesha caalamka ugu baaqay in la gaadhay wakhtigii la aqoonsan lahaa Somaliland. Madaxweyne Siilaanyo, ayaa qormo uu qoray...

Somaliland: Beesha Caalamka Oo Ka Walaacsan Dib U Dhac Ku Yimaada Doorashooyinka Somaliland Iyo Muddo Kordhin Mar Labaad Loo Sameeyo Madaxweyne Siilaanyo

Wadamada beesha caalamka ee taageera nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland ee maalgeliya doorashooyinka iyo diiwaangelinta Somaliland, ayaa aad uga walaacsan dib u dhac ku yimaada...

Latest Posts

MOST POPULAR