Sunday, September 22, 2019
Home Tags Axmed yuusuf yaasiin

Tag: axmed yuusuf yaasiin

Somaliland: “Xisbiyada, Waa In Tartankooda Iyo Loolankoodu Noqdaa Mid Nadiif Ah Oo Hufan” Axmed Yuusuf Yaasiin

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka hadlay Doorashada Madaxtooyada ee la filayo inay dhammaadka sannadkan ay dhacdo, waxaanu Komishanka...

Somaliland: Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Madaxweynaha U Soo Jeediyey Inuu Xisbiyada Wada-hadashiiyo, Si Aan Ololahooda Filictanka Ku Dhisan Dalka Dhibaato Ugu Horseedin

Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland ee Xukuumaddii UDUB Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka hadlay Tartanka Xisbiyada Somaliland ugu jiraan  Hanashada Kursiga Dalka ugu...

Somaliland: “Haddii Uu Maanta Dhaco Dagaalkii Saddexaad Ee Adduunku, Ma Haysano Bil Cuntadeed…”Axmed Y. Yaasiin

Madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Somaliland Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa wasaaradda waxbarashada usoo jeediyey talooyin muhiim ah oo la xidhiidha sidii  tacliinta saree e dalka...

Somaliland: Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Ka Hadlay Mushkiladaha Ka Dhalan Kara Saldhiga Imaaraadka Laga Siinayo Berbera

“Meesha Saldhiga Laga Siiyo Madaxwaynuhu Ma Booqan Karo, Ciidanka Yimaadda Sharciga Wadankaagu Ma Qaban Karo” Axmed Yuusuf Yaasiin Madaxwayne ku-xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf...

Somaliland: Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Difaacay Guddi Uu Ku-xigeen Ka Yahay Oo Komishanku Xaarraantinnimeeyey Sifaha Loo Xulay

“Guddidayadu Xaqba Uma Laha Inay Wax Yeedhiso, SONSAF-Na Weligeedba Way Jirtay Oo Qolada Doorashooyinka Way Wada Shaqayn Jireene Anigu Markii Guddidan Lagu Dhawaaqay Waxa...

Somaliland “Xukuumadda Waxaan U Soo Jeedinayaa Inay Sannadkan Samayso Ciidamadii Cirka” Axmed Yuusuf Yaasiin.

Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa xukuumadda u soo jeediyay inay dhisto ciidamada cirka ee Somaliland  

Somaliland: “Beesha Caalamku Waxay Ina Soo Gashay Doorashadii Wakiilada Ee 2005, Xisbiyadii Mucaaradka Ayaana Sabab U Ahaa Inay Yimadaan,”

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa ka hadlay labada Doorasho ee uu Madaxweynuhu kala qaaday iyo dhaleecaynta Beesha Caalamka uga...

Somaliland: Komiishanka Doorashooyinka Oo Sharci Daro Ku Sheegay Guddi Ay Xubno Ka Yihiin Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax Iyo Axmed Yuusuf Yaasiin Oo SONSAF U Xushay Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka

“Komishanka doorashooyinka qaranku waxa uu si cad u qeexayaa in aanay SONSAF lahayn awood sharciyeed (Mandate) oo ay ku abuuri karto guddi xallisa khilaafaadka...

Somaliland: Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Ku Taliyay In Xil La Iska Saaro Doorashooyinka Soo Socda

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ku taliyay in xil dheeraad ah iyo masuuliyad culus la iska saaro doorashooyinka bisha march...

Somaliland: “Sidee Ayay Caqli Gal Ku Tahay Nin Ha Loo Dilow 8 Nin Maxkamada Ciidamada Qaranka In La Geeyo May Ahayn Waayo Iyagu Waa Dad Shicib Ah” Axmed Yusuf Yaasiin

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa ka hadlay xukunkii dilka ah ee Maxkamada  Ciidanku  ku riday eedaysanayaashii loo haystay dilkii...