Tag: adaha Caalamka
Somaliland: Xukuumadda Somaliland Oo Hay’adaha Caalamiga Ah Ka Mamnuucday Inay Shaqo Qof Muwaadin Ahi Qaban Karo Cid Kale Dibadda Uga Keensadaan.
Guud ahaan Dalalka Adduunka waxa Shalay looga Dabaal-degay Xuska Maalinta Shaqaalaha oo Sannad Walba la xuso 1-da Bisha Shannaad.
shaqaale-weynaha Somaliland oo Shalay sida Shaqaalaha...