Monday, May 20, 2019
Home Tags Aafada Tahriibta

Tag: Aafada Tahriibta

Somaliland: Dawladda Somaliland Iyo Laba Dal Oo Kale Oo Ka Shiray Xakamaynta Tahriibka+ Brigadier General Dayib Oo Faahfaaiyey

Wefti Uu Hoggaaminayo Taliyaha Waaxda Socdaalka JSL Brigadier General Maxamed Cismaan Caalin Oo Ka Qayb-galay Shir Ay Somaliland & Dalal Kale Iskaga Kaashanayaan...

Doon Qaadaysa In Kabada 600 Oo Dhalinyaro Ah Oo U Badan Somaliland Oo La Filayo Inay Caawa Ka Shiraaqato Dalka Masar

Wararka naga soo gaadhaya dalka masar soona gaadhaya shabakada wararka warganenews ayaa sheegaya in doon qaadaysa in kabadan 600 oo dhalinyaro ah oo u...

Somaliland: Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Hadlay Shaqo La’aan Haysata Dhalinyarada Somaliland Ee Sababtay Inay Badaha Isku Tuuraan

Xildhibaan Nac Na coo kamida mudanayaahsa golaha wakiilada Somaliland oo maanta warfidiyeenada kula hadlayay magaalada hargeysa ayaa ka hadlay shaqo la’aan baahsan ee haysta...

Somaliland: “Cadaabka Tahriibka Dadku Waxay U Marayaan Aad Gaadhaan Yurub”Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir

Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa sheegay in dadka jooga dalku qeyb ka yihiin sababaha abuura dhibaatooyinka dhalinyaradu kala kulmaan tahriibka, isla markaana raaciyey...

Somaliland: “Dadku Inay Socdaallaan Baahi baa Asal U Ah, Ee Waxaynu u baahan nahay Aqoon Tayo leh Iyo Waddaniyad aan Madhnayn..”

Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa ka hadlay dhibaatada Aafada Tahriibku ku heyso Dhallinyarada Dalka iyo sida loogu baahan...

Somaliland: “Magafayaasha Dhalinyarada Tahriibiyaa Hargeysa Ayay Guryo Waa Wayn Ku leeyihiin Oo Ay Dagan Yihiin Xukumadduna Waxba Kama Qaban Arinkaa”Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen

Musharraxa jagada madaxweyne ee xisbiga Mucaaradka ah ee UCID,Aqoonyahan Jamaal Cali Xusseen oo maanta warfidiyeenada kula hadlayey magaalada Hargeysa,ayaa ka Hadley aafada tahriibta ee...

Xarakada Al-shabaab Oo Si Aan Hore Looga Baran Uga Hadashay Tahriibka Dhallinyarada Somaliland Kuna Sababaysay Quus Ay Dhallintu Dalkooda Ka Joogaan Markii Dad Qurbaha Ka Yimid Taladii Iyo Dhaqaalihiiba Qaateen

“Dhinaca Somaliland Waxa Dibadaha Looga Yeedhay Dad Baasaabooro Wata Oo Dhaqamo Shisheeye Sita Oo Akhlaaq Daran, Markii Ay Xukunkii Iyo Dhaqaalihii Qabsadeen Ayay Dhallinyaradii...

Somaliland: “Hadii Laga Fursan Waayo Tahriibka Waa In Ay Dadku Dabaasha Sii Bartaan “..Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland

Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa waxaa uu ka hadley dhalinyartii dhawaan ku leedey Badda u dhaxeysa Masar iyo Talyaaniga...

Somaliland: Dib U Milicso Khudbad Axmed Siilaanyo Wakhtigii KULMIYE Daahir Rayaale Ku Eedaynayo Dhimashada Tahriibta Iyo Shaqo La’aanta Da’yarta Ku Habsatay

Sannadood Oo Uu Qasriga Madaxtooyada Fadhiyey Madaxweyne Siilaanyo Waxa Laban Laabmay Dhimashada Tahriibta Iyo Shaqo La’aanta + Akhri Khudbaddan Uu Daahir Rayaale Ku...

Latest Posts

MOST POPULAR