World News in Somali

Deg Deg: Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Oo Saacadaha Soo Socda Ka Degi Doona Muqdisho + Ujeedada Socdaalkiisa

Saacadaha soo socda ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu soo gaaro wafdi ballaaran oo ka socda dalka Itoobiya oo uu horkacayo ra’iisal wasaaraha...

Deg Deg: Dalka Sucuudiga Oo Hada Shaaciyey Maalinta La Ciidi Doono + Maalinta Ay Ku Beegantahay + Muuqaal

Deg Deg: Dalka Sucuudiga Oo Hada Shaaciyey Maalinta La Ciidi Doono + Maalinta Ay Ku Beegantahay + Muuqaal Maxkamadda ugu sarraysay dalka Sucuudiga ayaa sheegtay...

Maxaad Ka Taqaan 12-ka Nin Ee Garab Gucleeya Ilaaladana U Ah Madaxweynaha Kuuriyada Woqooyi?!!

Adduunka ayaa mar labaad fursad u helay inay daawadaan ilaalada hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un , oo ku sii dhaweynaya Singapore. Balse arrintan ayaa...

Bakhaar guddi doorashado oo ku gubtay Ciraaq

Dab ka kacay bakhaarka ugu wayn ee la dhigo waraaqaha codaynta doorashada Ciraaq ayaa la xakameeyay, iyadoo lagu baaqayo in dib loo tiriyo. Codadkii laga...

Magaca iyo Sawirka Askarigii Mareykanka looga dilay Duleedka Kismaayo oo la shaaciyay

Waaxda Difaaca dalka Mareykanka ayaa markii ugu horeesay shaacisay magaca , xogta iyo Sawirada askari katirsanaa ciidankooda oo Jimcihii looga dilay Deegaanka Baar Sanguuni...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img