Wargane TV

Somaliland: Maxamuud Xaashi Yaa Taageersan, Yaase Ka Soo Hor-jeeda?? Falanqayn: Khilaafka Xisbiga KULMIYE

Waxa sii xoogaysanaya khilaafka uu xisbiga KULMIYE ka dhex abuuray hadal dhawaan ka soo yeedhay wasiirkii hore ee Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi, Halkan hoose...

Somaliland: “Maayarada Dhammaantood Waa Lala Xisaabtamayaa, Markay Wax Kugu Soo Baxaanna Qaylo Iyo Qabyaaladdi Waxba Ku Tari-Mayso Runtay Tegaysaa…” Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland

“Xisaabtan Cad ayaa Soo Socda Sannadka Cusub, Maayarada dhammaantood waa lala Xisaabtamayaa Meel Ay Joogaanba, Markay Wax kugu soo baxaanna Qaylo iyo Qabyaaladdi Waxba...

Somaliland: “Maxamuud Xaashi Waan U Tagay Waxa Aan Ku Idhi Maxamuudow Maanta Jaaniskan Ma Lihid Ee Ha Iska Xumayn Jaanisyada Dambe…” Cabdikariin Xinif

Guddoomiyaha Hay’dda Barakacayaasha Ee Somaliland Md. Cabdikariin Xinif ayaa ka hadlay Murrashaxnimada Maxamuud Xaashi ee guddoomiyenimada xisbiga KULMIYE,

Somaliland: “Atooreyaashu Ha U Badheedhaan Maxamuud Xaashi…” Siyaasiyiin Hore Looga Caydhiyay Xisbiga KULMIYE Oo Taageeray Musharraxnimada Maxamuud Xaashi

Jaamac Shabeel, Prof Cabdi Cali Jaamac iyo Abwaan Kujare oo magaalada Burco ku sugan ayaa sheegay in ay halkaasi u joogaan hawlo ku saabsan...

Somaliland: Madaxweyne Biixi oo saaka ku martiqaaday madaxtooyada labada hoggaamiye mucaarad

Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa labada hoggaamiye mucaarad ee Waddani iyo UCID Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi iyo Faysal Cali Waraabe ku martiqaaday inay saaka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img