Somali News

Somaliland: Oo Hoos U Dhigtay Awoodda Millatari ee Imaaraadka Carabta

“Aqoosnigu runtii waa shay qaali ah weeye wixii qaali ahna waa loo samraa, waanu u samraynaa insha allah” Xukuumadda Somaliland ayaa hoos u dhigtay wer-werka...

Somaliland: Raysal Wasaaraha Dalka Jabuuti Oo Somaliland U Imanaya Arrimo Beeleed Iyo Wasiirka Kalluumaysiga Oo Ka Hadlay

Xukuumadda Somaliland ayaa ku dhawaaqdey in uu dalkeeda iman Doono raysal Wasaaraha dalka Jabuuti Mr Abdoulkader Kamil Mohamed. Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga Somaliland Cali Jaamac Buureed...

Somaliland: Ciidamada Maamulka Puntland Oo Wasiirka Waxbarashada Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Ka Hor Istaagay Degmada Badhan Ee Gobolka Sanaag+Sababta

Wararka naga soo gaadhaya degmada Badhan ee gobolka Sanaag soona gaadhaya Ramaasnews ayaa waxay sheegayaan in ciidamada maamulka Puntland ee ku sugan degmada Badhan...

Somaliland: Hor imaad Xalay Dhex maray Ciidamada Booliska Gobolka Sool Iyo Shacabka Magaalada Laascaanood+Xaaladda Laascaanood Iyo Koonfurta Gobolka Sool Oo Kacsan Iyo Xukuumadda Oo...

Wararkka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in xalay ilaa xilli danbe ay israsaasayni ku dhex maraysay magaalada...

Somaliland: Madka Gabadh Yar Oo Si Xun Loo Gawracay Oo Laga Helay Duleedka Deegaan Ka Tirsan Gobolka Awdal+Magaca Deegaanka Laga Helay Iyo Magaca...

Gabadh yar oo da’deeda lagu qiyaasay 3 jir isla markaana muddo la la’aa ayaa iyada oo la gawracay waxa laga helay deegaan u ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img