Somali News

Somaliland: Daawo Cabdikariin Xinif Oo Xisbiga KULMIYE Ka Tirsan Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe

Cabdikariin Axmed Xinif oo ah agaasime waaxeedka Koomiishanka la dagaalanka ADIS-ka kana tirsan Xisbiga KULMIYE ayaa eedayno weearar afka ah wuxuu ku qaaday Guddoomiyaha...

Somaliland: Daawo Guddoomiyaha KULMIYE oo khudbad waano iyo tusaalayn ah ka jeediyey xaflad xisbigu ku soo dhaweeyey taageerayaal afar degm oo caasimadda ka tirsan

Guddoomiyaha KULMIYE oo khudbad waano iyo tusaalayn ah ka jeediyey xaflad xisbigu ku soo dhaweeyey taageerayaal afar degm oo caasimadda ka tirsan

Somaliland: Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Xisbiyada Ugu Baaqay Inay La Yimaadaan Siyaasad Qaangaadh Ah

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa talo u soo jeediyey Axsaabta Qaranka, waxaanu kula taliyey, oo ugu baaqay inay la...

Somaliland: Sheekh Aadan-Siiro Muxuu Ka Yidhi Qaadhaan-Ururinta Xukuumaddu Bilowday & Guddiga Maamulaysa?

Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Qaadhaan-ururinta Xukuumadda Somaliland bilowday inay u ururiso Dadka reer Somaliland...

Somaliland: Prof Axmed Ismaaciil Samater Oo Soo Bandhigay Saddex Qodob Oo Asaas U Noqon Kara Inay Somaliland Ictiraaf Buuxa Ka Hesho Beesha Caalamka.

Waxa uu Sidoo Kale Si Mug Leh U Sharraxay Caqabadaha Hortaagan In Somaliland Aqoonsi Hesho Habka Ugu Haboon ee Loo Xallin karo Prof Axmed ismaaciil...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img