Somali News

Somaliland: Baashe Oo Booqasho Ku Tagay Xarunta Ciidanka Dam-damiska Ee Magaalada Hargeisa

Safiirka Somaliland ee waddanka Imaaraadka Carabta Ambassador Baashe Cawil ayaa maanta booqasho ku yimi xarunta Taliska Guud ee Ciidanka Dab-demiska Qaranka ee Magaalada Hargeysa. Halkaa...

Somaliland: Hoos U Dhac Ku Yimid Sumcadii Somaliland Ku Lahayd Fagaarayaasha Dunida Iyo Dib U Dhaca Doorashooyinka Oo Noqday Halqabsiga Cusub Ee Beesha Caalamka

Hoos u dhac diblomaasiyadeed oo aad u weyn ayaa ka muuqda heerkii ay Somaliland ka taagnayd fagarayaasha caalamiga ah ee lagaga hadlo xaaladda gobalka...

Somaliland: Cali Khaliif Galaydh Oo Xalay Hargeysa Yimid

Waxa xalay magaalada Hargeysa cawayskii soo gaadhay hoggaamiyaha Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh. Mr. Galaydh oo uu weheliyo xoghayihiisa arrimaha dibadda, waxa uu shalay ka...

Somaliland: Talyanle Oo Ku Baaqay In Cadaalad Lagu Qaybiyo Qaadhaanka La Ururiyay

Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Cabdiraxmaan Talyanle),oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, kana tirsan Guddida Joogtada ah, sidoo kalena ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga...

Somaliland: “Dib U Dhaca Doorashooyinka Iyo Muddo Kordhintaba Sabab La’aan Kumay Iman Ee Duruufo Ayaa Keenay”Axmed Cabdi-dheere

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Xisbiga Muxaafidka ee Kulmiye Axmed Cabdi Dheere, ayaa sheegay in aanay sinaba Somaliland iyo Somaliya dib u midoobi doonin,...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img