Somali News

Somaliland: Wefti Uu Hoggaaminayo Wasiirka Waxbarashada Oo Lagu Soo Dhaweeyay Yufle, Daryeele, Gudmo Biyo-cas Iyo Ila-dugaax

Wefti uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Cabdillaahi Ibraahim Habbane (Cabdillaahi-dheere) isla-markaana ay Weheliyaan Guddoomiyaha imtixaanaadka Qaranka Daa’uud Axmed Faarax, Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Axmed Jaamac...

Somaliland: Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex Oo Xukuntay Masuul Ka Mid Ah WADDANI, Xeer-ilaalinta Oo Rafcaan Ka Qaadatay Siideynta Mid Dambi Lagu Waayay & Hanjabaadda Xisbiga

Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex, ayaa Go’aan ka gaadhay Dacwadda laba Masuul oo muddo Saddex Bilood ku dhow ka xidhnaa Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI. Maxkamadda Gobolka...

Wasaaradda Cadaaladda Oo Ka Hadashay Maxbuus 11 Bilood Xukun Suge Ahaa Oo Jimcihii Ku Dhex Geeriyooday Xabsiga Dhexe Ee Hargeysa

Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay Geerida Alle ha u naxariistee Muwaadin Magaciisu ahaa Cabdiraxmaan Cabdillaahi Xirsi oo Jimcihii ku Geeriyooday Xabsiga dhexe ee Magaalada...

Somaliland: Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Madaxweynaha U Soo Jeediyey Inuu Xisbiyada Wada-hadashiiyo, Si Aan Ololahooda Filictanka Ku Dhisan Dalka Dhibaato Ugu Horseedin

Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland ee Xukuumaddii UDUB Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka hadlay Tartanka Xisbiyada Somaliland ugu jiraan  Hanashada Kursiga Dalka ugu...

Britain: Jaamicad Baabiisay Goob Ardayda Islaamku Ku Tukadaan !

Mid Ka mid ah Jaamacadaha ugu waaweyn Dalka Britain ayaa kusoo rogtay Ardayda Islaamka ah ee wax ka barta in aanay Sallaada ku dhex...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img