Somali News

Somaliland: Shirkadda Dahabshiil Group oo Lacag Ku Wareejisay Gudiga Gurmadka Caafimaadba Buuhoodle

Shirkadda Dahabshiil Group,ayaa deeq lacageed ku wareejisay gudiga gurmadka caafimaadka gobolka Buuhoodle,lacagtaas oo shirkadda Dhabshil Group ay kaga qayb qaadanaysay samato bixinta dadka  abaaruhu...

Maxaa ka jira in uu Madaxweyne Silaanyo ku Dhoofo Baasaaboor Diblomaasi Soomaali ah?

Bahdda Shabakadda Wargane Waxay Is weydiisay Talow Yaa Madaxweyne Silaanyo Passaport-ka U Cusboonaysiiya, Maadaama uu Shantii Sanaba Hal mar Dhaco? Qoraal uu Wariye Mohamed Diridhaba...

Somaliland: Daawo Cali Khaliif Galaydh oo Shaaciyay Shuruudaha Uu Ku Xidhay Wadahadalada Somaliland La Wado.

Horjooga Kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaa taxay shuruudo uu sheegay inuu ku xidhaayo wadahadalada u dhaxeeya kooxdiisa iyo Somaliland isagoo arrimahaas

Somalia: Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray dalka Jabuuti

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray dalka Jabuuti, isaga oo kulan la qaaday doona dhiggiisa Ismaaciil...

Somaliland: Guddida Ka Soo Kabashada Abaaraha oo shaacisay lacagta soo gaadhay Ee Ay Ururiyan,,

Kulan ay isugu yimaadeen Guddida Ka Soo Kabashada Abaaraha Ee 18-May Oo Lagu Shaaciyey Lacagta La Ururiyey ee Qaadhaankii Madaxweynuhu Ku Baaqay Guddidii Madaxweynuhu u...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img