Somali News

Somaliland: Qaramada Midoobay Oo Sheegtay Inaanay Wada Hadalada Hargeysa Iyo Muqdisho Furmayn, Ilaa Ay Qabsoonto Doorashada Madaxtooyada Somaliland

Qaramada Midoobay ayaa aaminsan inaanay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya furmi karin, ilaa ay doorashada Somaliland ee madaxtooyadu qabsoonto bisha November ee sannadkan, waxaanay...

Somalia: Baarlamaanka Somaliya Oo Farmaajo Ka Codsaday Inuu Cadeeyo Mawqifkiisa Saldhiga Iyo Dekeda Berbera

Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, ayaa si rasimi ah uga gudbiyay madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo raysalwasaarahiisa inuu jawaab ka soo...

Somaliland: Faysal Cali Waraabe Oo Dilaaliin Ku Tilmaamay Dad Dhawaan Ku Biiray Xisbiga KULMIYE

Guddoomiyaha iyo murashaxa xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa tilmaamay inuu yahay murashaxa ku haboon ee dalka ka saari kara marxalada uu maanta...

Somaliland: Sidee Ayuu Wasiir Cabdillaahi-Dheere U Arkaa Baadhitaanka Wasaaradiisa?

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare Cabdilaahi Ibraahim Habane (Cabdilaahi Dheere), ayaa ka hadlay baadhitaan ay Wasaaraddiisa ku sameeyeen  Guddida Maamul Wanaaga iyo la...

Somaliland: Munaasibadi Lago Sagootinyey Ardayda Dugsiga Faarax Omaar Oo Maanta Loo Qabtay + Sawiro

Ardayda Dugsiga Faarax Omaar Oo Munasabad Sagootina Lo Qabtay Sanad Dugsiyedka 2016Iyo 2017 Ayaa waxa maanta Hotel Guulled Ee Magaaladda Hargeysa Logu Qabtay Xaflada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img