Somali News

Somaliland: Khilaafka Hawada Sare Ee Xukuumada Farmaajo Iyo Somaliland Oo Dib U Istaadhmey Oo Cirka Isku Sharaaray

Waxaa mar kale cirka isku shareeray murankii dhinaca Hawda ah ee u dhaxeyey Somaliland Iyo Somaliya , waxaana wasiirka duulistu uu sheegay in aaney...

Somaliland: Xisbiyada Mucaaradka Oo Ka Hadlay Maxaabiis Shuban Biyood Ugu Geeriyooday Xabsiga Burco

Masuuliyiinta xisbiyada Mucaaradka ah ee WADDANI iyo UCID ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay maxaabiis ku dhex geeriyooday xabsiga wayn ee magaalada Burco.

Somaliland: Taliska Ciidanka Asluubta Somaliland Oo Ka Hadlay Askar Iyo Maxaabiis Uu Soo Ritey Xanuunka Shuban Biyoodku

Taliska guud ee ciidamada Asluubta Somaliland oo maanta socdaal ku tagey magaalada Burco ayaa ka hadlay xaaladda askar iyo maxaabiis ku jirey xabsiga magaalada...

Daawo: Sheekhi Sixirka Iyo Jinka Saaryey Oo Sheegay Inu Yahay Somalilander Dhalad Ah + Sheekhintii Edaymo Uso,,,

Sheekhii dadka ay jinku ku jiro ku dabaabi jiray duleedka Hargeysa isla markaa iminka u guuray magaalada Baligubadle oo halkaas uu a furtey xarun...

Yaab Daawo Heshiiski Dp World Ee Dekedda Berbera Iyo Khilaafka Durba Istaadhamay Weedhihi Maxamuud Xaashi Iyo Safiirka Imaaradka Oo Is Khilaafay

Heshiiski Dp World Ee Dekedda Berbera Iyo Khilaafka Durba Istaadhamay Weedhihi Maxamuud Xaashi Iyo Safiirka Imaaradka Oo Is Khilaafay

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img