Somali News

Somaliland: Gobalka Togdheer Oo Laga Dhex Baafinayo Wasiir Maxamuud Xaashi,,

Shacabka Ku Dhaqan Magaalo Madaxda Gobalka Togdheer Ayaa waxay Si Weyn Isku waydiinayaan Waxa ku dhacay Wasiirka Qasrigga Madaxtooyada Jsl Md Maxamuud Xaashi Cabdi...

Somaliland: Wasiir Xaglo Toosiye Oo Hadalo Bilaa Arxaan Ah Dusha Ka Saaray Cali Mareexaanka Hawlaha Guud

Wasiirka wasaarad caafimaadka Somaliland Saleeban Axmed Ciise Xaglotoosiye ayaa waxaa uu beeniyey hadalo ka soo yeedhay masuulyiin uu ugu horeeyo wasiir Cali Mareexaan. Wasiir Cali...

War Deg Deg Ah: Goobo Ka Mid Ah Caasimadda Hargeysa Oo Lagu Arkay Xanuunka Shuban Biyoodka

Warar deg deg ah oo hada soo gaadhaya xafiiska war qabadka ee shabakada wargane waxaa ay sheegaya in kiisaskii ugu horeeyey ee xanuunka shuban biyoodka...

Somaliland: Daawo Muxu Sheekh Aadan Siiro Ka Yidhi Xaalada Guud Ee Dalku Marayow Maanta Iyo Sixir Bararka

Sheekh Aadan Siiro oo ka mid ah culimada reer Somaliland ayaa waxaa khubadiisii saalada Jumce uu kaga hadley sicir bararka iyo musuq maasuq uu...

War Deg Deg Ah: Boqor Buur Madow Muxu Ka Yidhi Shirkii Beelaha Biciido + Nuxurka Qodabada,,,

Buurmadow Oo Galka Seefta Kasaaray Sheegayna Wakhtiga Shirweynaha Biciide Qabsoomi Doono

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img