Somali News

Sawirka Maanta Iyo Cali Khaliif Maxa Kaga Baxay ?

Sawirka Maanta Iyo Dr Cali Khaliif Galaydh Maxa Kaga Baxay ?  Wargane Ahan Kama Jawaabaynu Waxa La Rabaa Innaad Idin KU Soo Jawaabtan Commentigan...

War Deg Deg Ah: Cali Khaliif Oo Imika Gaadhay Magaalada Boorama + Nuxurka Kulankii Jaamacada Camuud + Sawiro

Wafti ka kooban Gudomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe , madaxweynaha maamulka Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh iyo Xubno ka mid ah Guddida...

War Deg Deg Ah: Diyaarad Hada Ku Bur-Burtay Mid Ka Mid Ah Garoomada Diyaaradaha Ee Somaliya Oo Hawda Sare Kaga Soo Dhaca

Diyaaarad ayaa waxaa ay kusoo dhacday garoonka diyaaradaha ee Garbahaarey, waxaana la sheegay in ay diyaaradaasi siday gargaar oo u rarneyd Hay'adda Cuntada adduunka...

Kenya: Al-shabaab oo weeraro toos ah ku qaaday saldhiga ciidamada Kenya ee Kulbiyoow Jubbada Hoose

Xoogag ka tirsan Al-shabaab ayaa dagaal xooggan ku qaaday saldhig ciidamada Kenya ku leeyihiin deegaanka Kulbiyoow ee Gobolka Jubadda Hoose. Warar kala duwan ayaa ka...

Somaliland: Wargeysayadu Maxay Ka Qoran Wasiir Cali Mareexaan”Wasiir baa diyaarad daawo ah dibadda ka keenay. Maba xuma, lakiin Madaxweynihii aynu dooranay taloow mee?.

Wargayska Geeska Afrika Ayaa waxa U Manata Qoraal yaro koban U Kaga Hadlay Guu-Guulaha Maanta  Isaga Oo Cali Mareexaan Kaga Hadlay Diyaaradi Daawada Ahayad Guuguulaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img