Somali News

Somaliland: Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaji Xasan Oo Shacbiga Somaliland Ka Tacsi yadeeyay Geerida Mujaahid Ooto Biixi.

Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaji Xasan ayaa dhanbaal tacsi ah u diray eheladii, qarabdii iyo shacbiga Somaliland isagoo ka tacsi yadeeyay geerida ku...

Somaliland: Wefti U Hoggaminayo Guddoomiye Muuse Biixi Oo Ka Hilaacay Gobalka Togdheer

Guddoomiyaha KULMIYE oo noqday Murrashixii ugu Horreeyay ee Bulshada Gobolka Togdheer kala qaybqaatay Gurmadka Shuban Biyoodka Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa...

War Deg Deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Imika Sameeyey Isku Shaandheyn Balaadhan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4828/062017 uu xilka qaadis, magacaabid iyo isku bedel ku sameeyey...

War Deg Deg Ah: Khilaafka Xukuumadda Iyo Isku Shaandheynta Siilaanyo + Xanuunka Shuban Biyoodka

Madaxweynaha Jsl Mu Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Oo ay u hadhay mudo yaro kooban oo ila Lix Bilood ah aya waxa miiska u saarantahay...

Somaliland: Musharax Cabdiraxmaan Ciro Oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeyey Geerida Murxuum Ooto Biixi

INNAA-LILLAAHI WA-INNA ILEYHI RAAJICUUN Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa isaga oo ku hadlaaya afkiisa, ka xildhibbaanada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img