Somali News

Wiil Iyo Gabadh Xidhiidh Jacayl Ka Dhexeeyay Oo Tahriib Dhib Badan Iyo Xabsi Daruuf Jacayl Keentay Ku Kala Irdhoobay Oo Iyaga Oo Faraxsan Burco...

Maxamed Yuusuf iyo Nasra Cabdi ayaa ugu dambayn isku guursaday xaafadda Xamarta ee magaalada Burco ka dib markii ay Nasra dhammaysatay sannad iyo lix...

Somalia: Xukuumadda Farmaajo Oo Dhibaato Kala Kulantay Dawlada Sucuudiga Oo Balano Badan U Sucuudigu Kala Noqday Somaliya

Dowladda Sacuudiga ayaa lagu waramayaa in ay cadaadis ba’an ku saareyso dowladda Soomaaliya in ay dib uga laabato mowqifka ay ka qaadatay khilaafka ka...

Somaliland: Safarkii Cali Khaliif Ku Tagay Boorama, Afar Dawladood Oo Uu Sheegay Inay Boorama Ka Dhisan Yihiin Iyo Qorshihiisa Is-gaashaan-buuraysigii Lixdankii Ee Beelaha...

Muuqaal sir ah oo laga duubay Dr Cali Khaliif Galaydh safarkiisii ugu dambeeyay ee uu ku tagay Magaaladda Boorama ee Caasimada Gobolka Awdal ayaa...

Somaliland: Doorashada Madaxtooyada Guuramay Qabsoomeysa Balse Maxa Ku Cusub

Gudoomiyaha guddiga Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Cabdiqaadir Iimaan Warsame ayaa shaaca ka qaaday wakhtiga rasmiga ah ee ay dalka ka dhacayso doorashada madaxtooyada Somaliland.

Somaliland: Xisbiga Waddani Oo Wax Lala Yaabo Ku Tilmaamay Awooda Ciidan Ee Loo Adeegsaday Shirka Golaha D/Saylac Iyo Shirka Balidhiig

“Waxay Xukumadani Ku Kacday, 10 Xildhibaan Oo Xasaanad Leh Inay Si Toos Ah U Xidho Iyadoo Waxay Ku Xidhaysaana Yahay Shirkii Ay Iyadu U...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img