Entertainment & Lifestyle

Qaar Ka Mid Ah Hogaamiyayaasha Adduunka Ee Wakhtigan Maamula Dalalka Adduunka Ugu Quwadda Weyn Oo Aan Lahayn Wax Ubad Ah

In ubad la dhalaa waa hammiga rag iyo haweenba qof walbaana waxa uu jecel yahay in uu dunida guudkeeda ku arko ubad uu dhalay...

Waddan Carbeed Oo Qorshaynaya In Uu Magaalo Dhan Oo Dalxiis Laguna Noolaan Karo Ka Dhisto Xiddigta Hawada Sare Ee Maaris (Mars)

Waddanka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa soo jiitay dadka adduunka ku nool ee jecel in ay wax badan ka ogaadaan sidoo kalena u baxaan hawada...

Dalka Saacadaha Ugu Dheer Laga Soomayo Iyo Kan Ugu Gaaban Qaaradaha Adduunka, Halkeese Somaliland Kaga Jirtaa Saacadaha Soon Ee Shucuubta Carabeed Soomayaan

Sabtidii Dorraad waxa si rasmi ah u bilaabantay Bisha Barakaysan ee Ramadaan oo ay sannad walba dadka Muslimiinta ahi soomaan ahna Bil Barakaysan oo...

Kuma Ayuu Ahaa Imaam Al-Dabari !

Imaam Al-dabari waxa uu ka mid yahay CulimadaTafsiirka Qur’aanka Kariimka kuwa ugu cadcad, iyo waliba Taariikhyahanada ugu Caansan ISlaamka, magaciisa dhabta ahina waa Maxamed...

Sidee Ayey Muslimiintu Ugu Soomayaan Dalalka Aanay Cadceedu Dhicin ?

Guud ahaan Dadka Muslimiinta ah ee Dunida guudkeeda ku nooli waxay shalay sabtidii oo ku beegnayd 25 bisha May ee sanadka 2017ka Soonka bisha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img