Wargane News

7125 POSTS

Exclusive articles:

Somaliland: Wasiirkii Hore Ee Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Somaliland Oo Iska Casilay KULMIYE Iyo Xisbiga Uu Ku Biirayo Oo Uu Shaaciyay.

Wasiirkii hore boosaha iyo isgaadhsiinta ayaa sheegay in uu iska casilay xisbiga KULMIYE waxaanu sheegay in uu ku biirayo xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI,...

Somaliland: Xildhibaanada Xisbiga Kulmiye Oo Diiday In La Xaliyo Xaaranti Baashe U Kaga Xaday Codka Talyanle Oo Sheegay In la Hambal

Xildhibbaano ka tirsan xisbiga KULMIYE ayaa sheegay inay ka soo horjeedaan wad-hadalada lagu xalinayo khilaafka u dhexeeya gollaha wakiillada

Somaliland: Maamul Xumada Dp-World Iyo Cabashada Ganacsatada Dalka Iyo Indho La,anta Xukuumadda Siilaanyo Iyo Qosolka Ina Xaashi

Ganacsatada Somaliland ee fadhigoodu yahay magaalada Berbera ee gobalka Saaxil ee alaabta kala soo degta, kana dhoofisa dekedda Berbera ayaa qaylo dhaan ka muujisay...

Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo Oo Xaalad Caafimaad Daro La Soo Daristay Oo Si Dhakhso Ah Logu Qaadi Doono Dalka Imaaradka Carabta

Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa muddo bil iyo ayaamo ah ka dib la filayaa inuu toddobaadkan dib ugu laabto dalka Imaaraadka Carabta. Sidaas waxa...

Somaliland: Abiib Timacad Oo Ka Dayriyay Xaalada Wadadii Ceerigaabo, sheegayna Inaanay Xirsi Ka Dambayn

Siyaasiga Abiib Diiriye Nuur Timocad ayaa xukuumada haatan ku dhaliilay mid ka baxsatay wadadii Ceerigabo, isla markaasna aanay wadadu ka danbayn wasiirkii madaxtooyada ee...

Breaking

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...

Ethiopian Military Leadership Arrives in Jigjiga for the 47th East Command Anniversary

Top brass of the Ethiopian National Defense Forces has...
spot_imgspot_img