Wargane News

13568 POSTS
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

Exclusive articles:

Wasiirka Maaliyadda Oo Kormeer kadis ah ku sameeyay xafiisyadooda Hargeysa

Hargeisa (Wargane News):- Wasiirka wasaaradda Maaliyadda ee Somaliland Mudane C/casiis Maxamed Samaale ayaa shalay kormeer kadis ah ku soo maray xafiisyada kala duwan ee Wasaaradda...

Xukuumadda Oo Jawaab Adag Ka Bixisay Hadal Ka soo Yeedhay Masuul ka Tirsan Dawladda Soomaaliya

Hargeysa, (Wargane News)- Wasiirka wasaaradda boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal ayaa jawaab adag ka bixiyay hadallo kasoo yeedhay dawladda Soomaaliya. Masuul ka tirsan...

Masuuliyiin Masuulka Ugu Sareeya Birmingham ka dalbaday Inay Kaalin ka geystaan Qadiyadda Somaliland

Birmingham, (Wargane News)- Xildhibaan Mubaarik Yuusuf Cilmi (Bidhi) oo ka tirsan golaha deegaanka Burco iyo La-taliyaha arrimaha bulshada ee madaxweynaha Barkhad Jaamac Xirsi ayaa...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Tacsi u diray Ehelkii ay ka baxday marxuumad Faadumo Axmed Ciise

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii ay ka baxday Marxuuma Faadumo Axmed Ciise...

Shirkadda Dahabshiil oo Deeq Gaadhsiisey Waddada Allaybaday-Arabsiyo

Hargeysa (Wargane News)-Maareeyaha Guud ee Xarunta Shirkadda Dahabshiil, Mudane Cabdiraxmaan Cali Cabdi, ayaa guuddoonsiiyey Guddoomiye-ku-Xigeenka Guddida Dhismaha waddada Allaybaday iyo Arabsiyo, iyo xubno kale...

Breaking

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...

Ethiopian Military Leadership Arrives in Jigjiga for the 47th East Command Anniversary

Top brass of the Ethiopian National Defense Forces has...
spot_imgspot_img