Wargane News

13568 POSTS
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

Exclusive articles:

Somaliland: Madaxtooyadda oo ka Warbixisay Dedaallada Lagu Samato-bixinayo Dadka Abaartu Tabaalleysay

‘Xukuumaddu gurmadka abaarta waxa u dheer oo ay abuuraysaa Qorshe Lagaga Gaashaamanayo Abaaraha soo Noq-noqday’ Afhayeenka Madaxtooyadda Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka hadashay dedaallo badan oo...

Somaliland: Wasiir Faratoon oo ka Jawaabay Dacwad ka Dhan ah Wasaaradiisa oo loo Gudbinayo Maxkamadda Sare

Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Jamhuuriyadda Somaliland Prof. Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa sheegay in aanay jirin wax tacadi ah oo ay u geysteen garabkii...

Somaliland: Xulka Saaxil oo ku Guulaystay Koobka Kubadda Kolleyga ee Ciyaaraha Gobollada

Koobka ciyaaraha gobollada ee kubadda Koleyga ayay ku guuleysteen xulka Gobolka Saaxil, ka dib markii ay ka badiyeen dhiggooda xulka Gobolka Gabiley oo ay...

Somaliland: Wasiirka Qorshaynta: WADDANI Waxba kama Ridayo Taageeradii KULMIYE Ee Degaankayga

Wasiirka wasaaradda qorshaynta qaranka iyo horumarinta Jamhuuriyadda Somaliland, Cali Xuseen Ismaaciil (Cali shoombe), ayaa sheegay in taageeradii uu xisbiga KULMIYE ka haystay gobolka Hawd...

Somaliland: Wasiirka Warfaafinta oo la Kulmay Masuuliyiinta Tv-yada ka Hawl-gala Dalka

Wasiirka warfaafinta Jamhuuriyadda Somaliland Cismaan C/laahi Saxardiid (Cadaani), ayaa shalay la kulmay madaxda iyo masuuliyiinta telefishanadda dalka ka hawl-gala, kulankaasi oo ku saabsanaa sidii...

Breaking

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...

Ethiopian Military Leadership Arrives in Jigjiga for the 47th East Command Anniversary

Top brass of the Ethiopian National Defense Forces has...
spot_imgspot_img