Xikamadaha Maanta

Date:

  • Sumcadada Waxay ku kaydsan tahay qalbiyada mujtamaca aad la nooshahay  Sumcaddu waxa aad adigu maamuli karto maaha, laakiin waxa aad awood u leedahay in aad xakamayso  dhaqanka iyo akhlaaqda aad ku helaysid Sumcadaas”
  • Shayga Ugu qaalisan ee aad haysataa waa wakhtiga, laakiin waa arinka ugu xun haddii aanad ka faa’iidaysan wakhtigaasi qaaliga ah.
  • Dumarku marka ay la kulmaan arrin ay doonayaan ama xiisaynayaan si degdeg ah ayay go’aanka u gaadhaan, taasi oo ku qaadata muddo 3 daqiiqo ah. Laakiin aqoon yahano cilimiga barashada  Physocology-ga ah ayaa cadeeyay in raggu aanu go’aankaasi degega ah ay ku qaadato 7 Ilbidhiqsi.
  • Nin xikmad badnaa ayaa maalin lagu yidhi marka maydka naxashka lagu qaado , ma waxaan noqda kuwa horeeya ee xagga hore sida , mise kuwa dhinac danbe sida, keebaa labada wanaagsan? Waxaana uu ku jawaabay “ Xagga hore iyo xagga  danbe kii aad doonto ka qabo, waxa fiiican in aanad adigu maydka noqon”.
  • Inta aanad jebin shay qurux badan Ogow in Shayna aanu noqon sidii uu ahaa.
  • Ha yaraysan ducada ka dulman, waxa laga yaabaa inay taasi kaa dhigto kan dadka ugu itaalka daran.
  • Dugsigu wuxu ku baraa casharo , ka dibna wuu ku itixaama, laakiin Noloshu way ku imtixaantaa markaasi ayay wax ku bartaa. Marka Dariiqa uu marayo Caajisku waxa raaca Fakhriga ama saboolka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...