Raashinka Badani Iyo Dhibta Jidhka U leeyahay!

Date:

Daraasad caafimaad oo dhawaan la sameeyay ayaa cadaysay in Calories-ka  raashinka laga helo oo la yareeyo ay kaalin weyn ka qaadato gabowga. Daraasaddan oo lagu sameeyay dad raashinka ay qaadan jireen iska yareeyay, waxaana la ogaaday in dadkaa ay hoos u dhacday howsha “metabolic” ee keenta gabawga.

Raashin yarida cimriga ayay dheeraysaa “ waa xikmadaha ku baahay dunida” waxaana arintaasi sugay cilmiga ka dib darasaado is daba jog ah. Cilmi baadhistan waxaa ka qaybgalay 200 oo qof oo raashinka iska yareeyay muddo Labo sano ah, waxaana caddatay in heerka “metabolic” uu hoos u dhacay, ka dib markii uu miisaankooda hoos u dhacay celcelis dhan 9 Kg.

Waxa kale oo hoos u dhacday heerka oxidative-ka ee xidhiidhka la leh cudurrada dhiig-karka, Sonkorta, Alzheimer’s, iyo cudurro kale oo da’da iyo gabowga xidhiidh la leh. Sidaad darteed,  Cilmi baadhistan waxa ka soo baxday natiijo ah in raashin koobani uu dhiirrigeliyo unugyada mas’uulka ka ah howlaha calorie, hormoonnada iyo genes-ka, kuwaas oo dhammaantood ka qayb qaatay in dib loo dhigo caalamadaha biology-ga ah ee xidhiidhka la leh gabowga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...